Sh. Mohamed Umal - Xanta 1 of 10
Top Comments
All Comments (57)
-
maashalaah wadaada kuli jasaa kalaahu kheyr amiin amiin
-
this guy died right
-
ROBO GIGANTEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE
EEE -
@dalmarqaran maxaa si ka ah walalkeey subxaana allaaah alle haku hanuuniyo war qofka haddii uu xumaan ku geeystay xataa saan loma caayo alle u noqo aad baad u gaftay
-
mashallah ilahow jannada ka warabi sheekh umul iyo kuligeeen dadka wax fican ayuu u shega sheydankana wu uga diga cadownimadiisa dadka shayadiinta ah oo sheekha caaynayana weey akhlaaq xun yihiin waxba ma oga aduun ayee firinayan iyo cunto subhannallh ilahow namooti shertooda dadka xun xun
-
Asc walaalayaal Sh. Umal iyo muslimiinta oo dhan janadda ALLAHA geeyo, kabacdi kan sheeqan waa bidco leh ALLAH ha u towbad keeno, culimadda yaan lacaayin ALLAH aan ka cabsano.
-
inalilah waina ilahi rajucun war waa maxay dadkan shiqa waxa ka sheegayo wadadi an ilaheya wanagisa ku heli laheyan ayuu no sheegay qeer alaha ka siyo anagana kuwi ku camal fa;lo alaha naga dhiigo kuwa dinta ilaheya nafaray wax been ku tilmamay masibo alaha ku riido ilaheyan ayaga camal nagama dhigo
-
masha allah
-
Allow na cafi SubhanALLAH!! Sheikh Umul Allaah swt ha xafido Janatul Firdowsana ALLAAH geeyo Ameen.
-
war sheekha faraha haa laga qaado waad ku danbaabaysaan walalo yaaal. sheikh umal ilahey qayr ha kaa siiyo iyo ajar iyo xasanaad.
Grreat lecture SUbanAllah...May Allah reward Sheikh Umal greatly both in this world and as well as the hereafter Allahumma Aameen and JazakAllahu Khair for sharing Akhi and I hope this message reaches you in the highest iman and in good health inshaAllah...
UmmulMiskeen 2 years ago 6
masallah waalao
allahuakbar allahuakbar
allahuakbar
ldkujd 2 years ago 4