Loading...
Uploaded by RadioAbwaanKuluc on Aug 7, 2008
Hees aad u macaan oo ay qaadi jirtey AUN Xaliima khaliif magool.
Entertainment
Standard YouTube License
viv magoool!
abdallevip 4 months ago in playlist abdallevip's favourites
Allaha u naxariisto.............. magool is and will always be our Queen
MrLeeG007 1 year ago
Haniyaha wadnahiyo halbowlaha waraabshaad yididiilo galisee Waa ku Haybinaayo hurda seexan maayee hay halaynin adigaa amba ku hanweynee.
waaaaaaaaaaaw xasuus dheer bay heestan nagelinaysaa !!!
Zacimka 1 year ago
AUN Fanaanada weyn Xaliimo Khaliif gabadh heesta oo cod ku gaarta Magool Taariiq weli laguma arag...
alayaa arxamu raahimiin
aaisha8 1 year ago
alaha u naxariisto ayada intii dhimatay oo muslin ah
@farsameeye xaliimo cid codka soomalida iyo africaba ku haysata ma jirto cidna ma u diidi karto horaa loogu qiray sxb kii ku yidhaahda way cod xuntahay anaa wasa
kudaare 1 year ago
allah yaah magool
dooxada 1 year ago
@saxweeyaan futadaad ka tidhi hadalkaa soomaali oo dhan ayaa isku raacday inay magool ahayd boqoradii codka ilaahay ha u naxariisto iyo caydiidkaa aad soo hadalqaadayba.hadaad ku haystana maxay usc u raacday markay dagaaladu dhaceen qofwalba qabiilkiisuu dhinac ka raacay.
farsameeye 1 year ago
nolosheeda waxay ku dhameesay hees ee alle haa u naxariis to
ahmedalmujahideen 1 year ago
Load more suggestions