Gabay dhaqan guur somali
Uploader Comments (Deeq4k)
All Comments (8)
-
can someone please translate this for me thanks :D
-
@joker143100 dadka mad madow ee malahas kayimid waxan umalen jirey xaga dhaca iyo isbarada in ay ku fiicanyiihin,, gabayadana waa ku fiicanyihin yah. i dnt thing so..
-
@joker143100 ilaahay ayaad leedihiin ha ku tashan in somaliand ay dib u soo noqoto ama calaacala ama aabihhi was doqon baa dib idiin aamina S/L way inika tashatay ama is cuna ama aabihin wasa
-
waa abwaan sugaal cabdule cumar faarax oo ku dhashay Galinsoor galmudud mar kastana ka hadal horumarka umada somali iyo wax u sheega waanaagsan somaliya maqal warkaas abwaanka
-
dhankey ugu haboon tahay ka mara dhaarna ugu jiida haddii kale markey dheelidoo kala dhacdoo ruux ruux dhibsadaa yuusan jirin dhaqan GUUR.
SOOMALI kala dhaqaaqdaye ALLOW ISU KEEN oo beeluhuna heshiisi.
-
waa run dhaqan guurku waa dhalan rog iyo dhaawac kugu yaalaa
-
dhulkaada u roona kolay dhagaxyo quutaan. waa run . dhaqan guuris baa idinku dhacay
@Joker marka aad sheegayso meesha uu ku dhashay ma qabiilkisa ayaad noo soo dhawayn.Just say waa abwaan SOMALIYED.@Bulux sxb adna mawadan akhiro lahayn waaxay caydu,mida kalena Hadadan Somalinimo rabin nina ku qasbi mayee isdaji oo qaado XAQIIQDA AYAA DANBAYNAYSA.
Deeq4k 1 year ago