Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Wargelin (11/14/09) Dilal Bareer ah, Cudurada Galmada, Ninkii gar weynba ma argagixisaa & siyaado

Loading...

Sign in or sign up now!
13,057
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 14, 2009

http://www.wargelin.com/?p=241 Follow us on Twitter: http://twitter.com/AbdisalamAato
Barnaamijka Wargelin ee todobaadkan waxaan uga hadli doonaa:

Qayb cusub oo aan idinku tusi doono noloshu siday ahayd xilligi xornimadoonka anagoo ka eegayna indhaha waayeel Soomaaliyeed oo joogay xilligaas, Hooyo Soomaaliyeed oo ninkeedii uu ku dilay magaalada kansas city, Nin lagu xiray wadankaas Nederland isagoo rabay inuu is dhiibo oo arrin kale ay kusoo baxday.

Waxaan kaloo idiin haynaa nin lagu khaldamay laakiinse dhibi ay soo gaartay, Barnaamijkeena todobaadkani waa mid aad u xiisa badan waxaana markhaati kaaga ah barnaamijyada kala duwan ee aan idiin hayno oo uu ka mid yahay barnamij looga hadlayo cudurada galmada oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaahn STD.

Waxaa kaloo idiinkaga warrami doonaa dilalkii ka dhacay magaalooyinka Garoowe & Boosaaso

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • by the way why is the reporter standing on the chair it's so uncivilized

  • soomali wax walbo kuma xuma qabiil iyo sharciga la raaco moyee inta kale waku fiican yihiin walahi dhoor sano ku qadataa in wax xun iska joojiyaan sida gudniinka fircooniga ah wadama 30 la dagaltamayaa jiro ilaa hada waxwo ka ahayn

  • thnx we need more

  • Barnaamij kale oo aad u qaali badan. Waad mahadsantihiin!

  • Wow This is good information from all over the world. Thanks Bartamaha.

    Arinta dhalinyarada MN waa arin loo baahnaa dee inay kahadlaan waana sax. Baraarujin wacan.

    Thanks

  • Asc Cesccy sxb way kaa xumaatay wax aad soo qurtid ayaa weesay dhalinyaradaan way dadaaleen ee adiga maxaa u qabatay BULASHATA SOMALIYEED IYO LUQADA AFKA SOMALIYEED......WARGELINA THANKS

  • tusaalo hadii aan soo qaado waxaa ka mid ah! dhalin yarada meshan ka hadleyso ma afka hooyo ayeysan kaseynin mase luqada kale ayaa lagu faana ???? marka horey ayaa laga fiirsadaa

    dadka barnamijka aad keyneysaan R THEY PROUD OF THEIR LANGUAGE.....I DON'T THINK SO dad afsomali ku hadlo mesha keena kow!!!!!!!

  • Waxaa yaab ah! dadka mowduuc aan loojoogin ka hadlaan hadaad run shegeysaan umadda somaliyeed iney luqadooda hilmaamin markaas aan ka fiirsano wixii kale noogu soosocdo.

Loading...

0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more