Barnaamijka Arrimaha Bulshada ee iddaacada CKCUFM ee magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa waxa uu todobadkan ku saabsanaa dhalinta reer Canada ee Somalida ah ee hadal heyntu ku badneyd ka dib markii dhawr dhalinta ka mid ihi ay tageen Somalia si ay uga barbar dagaalamaan al shabab sheekh, said ali ayaa arintaa todobaadkan ku soo qaatey barnaamijkiisa taxanaha ah ee arrimaha bulshada
Link to this comment:
All Comments (0)