Waa qayb ka mida riwaayaddii "Ninba Tima Xamar Oo Haddana Xiir". Muuqaalkan wax lagu jilay Jabuuti. Laakiin farsamo ahaan waxba kama dhacdo jiliddii u horeysey ee ay Kooxdii Waaberi-Hargeysa soo bandhigeen.
Labada Abwaan, Jilaayashana ahaa oo riwaayadana aan filayo inay wadda lahaayeen. Sababtoo ah riwaayada waxa magaceeda sitey Miicaad, haddana Boon ayaa heesaha badidooda sheegay inuu tiriyey arin isaga khuseysey waraysiyo dhawaan laga soo qaaday. Ciddii doontaa ha yeelatee waxay siday arimo la doonayey in bulshada laga badbaadiyo.
Bahda Tixraac
naa beryahan waad kibirtoo, raashinkii kerin waydoo, faraskaagan koraayoo, kodleeyo cirka gaaray, anagaa ku korsaarnay, oo kabihii ciidii dhowayd iyo kurdadii way kaaga dareene, ma farxaan keligiibaa raashinka loo kariyaa?
benderqaasimi 1 year ago
wa riyaayadii ninba timaha xamar o hadana xiir. waxaana iska lahaa alaha u naxariistee miicaad miigane. heesaha badidoodana waxa tiriyay isla abwaanka riwaayada. heesaha riwaayadana waxa ka mid ah "hadal ii dabolna dadka aan ka qarin jiray ooy dani i tiri sheeg" iyo "ninba waayihisa ilayn meel ku waabo waynu kala fogaane miyaan ku waramay wali" .
rhubesh 2 years ago
caadi maaha?
boon xirisi
inaxasan 2 years ago