Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Barnaamijka Sanadka cusub 2012 iyo Universal tv Holland by Abdiweli Garyare.wmv

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
42,960
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 1, 2012

Soo dhaweynta Sanadka cusub ee Fanaaniinta kala ah Laki iyo Abdi Baadil oo kusoo dhaweeyey heestoodii Dhadhan Jaceyl. Waxa barnaamijkan Holland kasoo direy Wariye Abdiweli Garyare.

  • likes, 5 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkkkkkkk oday iyo islaan ordaaya yaahuu waxkaste walle waa la arki!

  • heesta caadi maha lakin surwel waa ka soo horjeeda cod waa dhamde

  • Wariyahaani waa nin istaahila titleka wariyenimo, Dadka maalmaha. Wariyeyaasha sheegta ama meheradaan kusoo biirey waa ninka kaliya ee kaalintaas buuxin kara waxa uu raacey cawke.

  • Hees ahaan midhaha waa ok laakiin qaabka ay u qaadayaan heesta iyo labiska waa bilaa dhaqan bilaa diin waxay ka soo koobi gareeyeen dhaqamo shisheeye wax kasta waxay ku qurux badan yihiin in la waafajiyo dhaqanka dadka hadii kale xiiso ma leh

  • nin kale maan dhugan caadi maaha dhugan waa lahjadii reer puntland laki sidaad u jileysaan adiga iyo cabdi baadil caadi maaha

  • Nice hees, Kaalay, kaalay , schatje kaalay

  • war ilen bello

  • waaaaaw masha laaaaah walee heeskan waan ka elay iyo wareysga sxb garyare inantu waxey aheyd in aad gudonsiiso biladahab ah maxaa yeelay tv international waa fanaanada kaliya ka tiri odygeyga aanjeclahay baansalaamayaa walee waan u bogay inanatu viva laki

  • welldone guyzzzzzzzz nyce action laki she said my my husband woooooooooooooooooooooooow alaa yaa casik sst

  • Manshaa alaah Laki Xaaji Wacays iyo Cabdi Baadil waleeee makala dhacaan Mansha alaah

    Heees iyo action mansha alaah Laki iyo cabdi well Done waa walaashiin idin jecel labadiiinuba ilahey ha idin xafido amiin

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more