ziyaaro (dikri) - sheikh mohamed faqi yousaf 9 of 18
Uploader Comments (qadiriya)
Top Comments
-
Masha allah Reali niceeeeeeee loved it thanks for uploadin
-
I LOOOOOOOOOOOOOOVE IT
THANK U SO MUCH
jazakallah khayran
MASHA'ALLH
YAA I DHEX GEEYO
All Comments (69)
-
in hadeer lajooga ay la yimaadeen diin cusub oo wali la arkin oona suufiyadi oo diinta soo gaarsiya oo dhaqanki xumaay oo somaliya laheed ka badaleen ayaa hadeer wax laga sheegayaa ee jac is dhaha....
-
ka dib waxaan kaloo idin sheegaa qofka ugu horeereyey qoray inuu Ahaa ali wax maaleh baa hooskaale.
marka sida dadka diin inuu u baro ee ciyaarta la yiraa dhaantada ama suruu buraanburta iyo waxii la mid oo u ka badalay uu uusiiyey in ay shacabka somaliya ku digriyaan magaci ILLAAH JALLA WACALAA.
marka marar qaarkoodi waxaad arkeysaa in uu shacabka somaliya ee weli diinta islamka ee wax ka aqoon oo waxii loo dhiibo ayeey qaadanaayan taasina waxaa kuu cadeeneesa,
-
aqyaarta waxaan u jeedaa dadka badi ineey iska hadlaayaan marka sidaa darteed ayaan wax idinka taabanaa nasheed kaan ku saabsan.
nasheed kaan waxaa qoray Sheekh Uweys sida uuna ku qoray afka maay oo markaasi u badnaa majooratiga dadka diinta soo gaaray maraasi oo barashadoodi ku jireen marka waxaa meesha noogu cad somaliya ineey ugu horeesay dadka diinta soo gaartay aheed reer maay not maxaa tiri.
-
@qaadiriyah this is not a rap
-
WAR WAXAN WAY DHUNSANYIHIIN!! MAY ALLAH GUIDE THEM TO THE RIGHT PATH OF ISLAM. ALL THEY DOING IS JUST PHYSICAL EXERCISE NOTHING TO DO WITH ISLAM.
-
mashallah
-
waaaw. i like it , this is somali rap, it is really nice rap,
magaceed ciyaartan?
caadi maahan waan ka helay sida ay u dheelayaan ,
laakin dhibka naheystaa alshabaab ciyaartan nooma ogola,
nimankaas alshabaab ah waxa kaliya ay rabaan waa in masjidka uun lagu cibaadeysto quraan xadiith salaad soon mooyee wax kale ma ogola , alshabaab ilaahey hasoo hanuuniyo
asalamu cal;eykum ii baashaala akhyaarta
-
zayd 55 adiga ilaahay ka cabso yaa kuu beneeyay in ad cayso culumadan. quraafaadna maha cilmi bay uleeyihiin waxay aqrinayaan but adiga keen xadiiska or ayada dikriga quraafadka ka dhigaya? qof caytamayo on aan wax cad heesana inta loogama baahna.
-
war bahasha si fiican ayay isugu dhacdey safka hore kan gadaal intaba waa shidan yihiin,..laakiin waxaan la yaabay sida madaxda fadhida V. I. P loogu barakaysanaayo. ha.ha.h.h...war ilaahay ka cabsada joojiya quraafaadka ilaahaygii iga bixiyey ayaan ku mahdiyaa......
qadiriye most ppl those who allah guide them right path they dont ask help or worship other than allah Consequently Muslims are not allowed to designate certain believers as being Awliyaa of Allaah and not others. In spite of this clear Islamic position, a hierarchy of so-called Muslim saints has become a prominent feature in Sufi circles and among the masses who blindly follow them. In ascending order of merit they are: the Akhyar chosen who number 300 the Abdal substitutes numbering 40
kaffi11 3 years ago
brother before you accuse us of commiting shirk for asking help other than Allah SWT, you might aswell accuse the companions and the taabiciins because they have also asked help other than Allah SWT. anyways theses comments will go no where so its best if I stay out of it. if you want you can continue accusig us of commiting shrik, its between you and allah on the day of judgement. god knows best.
qadiriya 3 years ago
qadiriye, i can see u still looking excuse bro, now saying if allah give prophet suleyman give him power of jin and and birds etc cant he give powers the pious ppl. ithink u didnt read verse,, when prophet suleyman ask allah the kingdom he also ask which no one else would after him.SWT allah exccepted these preyers and give him mighty kingdom..
kaffi11 3 years ago
brother if some1 asks allah SWT for kingdom, power, etc cant allah not give them? please stop wasting my time of your ignorance.
qadiriya 3 years ago
qadiriye i think now u gone to far couse u saying thabi in used do this dont say something u dont have knowledge this is false accusation companion never did thabi in never done and student of thabin never done i dont know where do get this..
kaffi11 3 years ago
Now u denying the fact that the companions or taabiciins used to ask for help. Brother read [tarikh Ibn Kathir, chapter on Rivers] during the Khilafah of Sayidina Omar RA, the governor of Egypt wrote to him ASKING for help as the river Nile had failed to flood. Sayidina Omar RA wrote a letter in return and addressed the river itself. This was then placed in the Nile, and no sooner as this was done, the Nile's water began to flood. So brother DON'T DENY THE FACTS.
qadiriya 3 years ago