Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

heeso-QARAAMI

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
72,328
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jun 12, 2008

heeso-QARAAMI

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (16)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • good heeso

  • hada shankaroon waxay ku nooshahay wadanka maraykanka gaar ahaan mpl oo ah meesha aya ubatan tahay jaliyadda reer ogadeeenia waa fananda aadka u tageerta jabhadda wadainga xorayta ogaden ee xornimo doonka ah ee xaq ku dagalmaya waana fanand iku dubarida dhaliyara ogaden ee yaryar sida guuled axmed nimco dareen canab cabdiraxman indho deeqa, usa madama ay tahay waa fananda qaliya ee aaniyadu u hanqaltagin ethiopia

  • sxb heestan waxaa qaada fananda qaranka ee wadanka ogadenia ee dhankaroon axmed sagal oo ha fanada ka soo jeeda magalada dhagax buur ogadenia heestan waxay ku jirtaa riwaydii galbeed waa laxoriyey oo ah ogadenia loogu talagalay sandkii 1978 ayaa la qaday markii fananta reer ogadenia ay u adkasan wayeen cadadiskii ba,aan ee wadanka haytay afkag caano lagu qabay shanka roon axmed sagal lakin mageeceda dhabta ah yaha ruqiya bashiir

  • Heestu waxey ku jirtey sidii horey loo sheegeyba Ha waalnaado jaceyku, eynu weerarka aadno. Waxaana saameyey Abwaankii weynaa Maxamed Cali Kaariye. Waxaan jilaayey Cabdinaasir Macalin Saciid iyo Sahara Axmed Jaamac safka hore. Safka labaad: Samatar, Shankaroon iyo amina Cabdullahi.

    Galbeed waa la xoreeyey waxaa sameyey Xasan Ganey, waxaana safka jilayey Samatar Sahra axmed.

  • @ Habeedgeel me 2 in badan ayaan shankaroon in aan arko jeclaaa

  • Shankaroon waxay ku jirtey gabdhaha ugu horreeya hobollada waaberi, riwaayadaheeda waxaa kamid ahaa: Ha Waalnaado Jacalku, Bidaari Sibiq Bay Kugu Gashaa, Kajoog Adiga Maahee, Beeneey Raadkaa Raacdo Kugu Maqan iyo kuwo kale. hadda waxay ku nooshahay USA, iyada oo da' ah. Heesaheeda waxaan ug jeclahay "Ninkii Qayrkii Loo Xiirayoow Soo Qoyso Adiguna!"

  • Poor quality old vid, but she is pweeety love the short hair do..

  • Waa run oo hesstaan waxay ku jirtay ha waallaado jaceylkuyee aanu weerarka aadno, waxaan ala qaadi jiray Xasan Aadan Samatar, Erayadii Abwaanka Abwaanada Allaha u naxariistee Maxamed cali Kaariye, naaxiyadii iyo Miyuusigii AlMulaxan Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareed) Allaha ku nabad yeelo Muqdisho ayuu ku nool yahay Waa wadani wadankiisa jecel

  • shankaroon waa gabadha aan ugu jeclahay fanaaniinta gabdhaha masha allah allaha dhowro.

  • heestan waxay ku jirtay riwaayadii HA WAALAADO JACEYLKA EE 1977 waxaana wada qaada SHANKAROON iyo SAMATAR ee ma aha riwaayadii GALBEED WAA LA XUREEYEY WEAARSAA SE GAAGIXISAY ee nabaraadshow dib ugu noqo kaydka xusuustaada nin sahlan ma tihid sheeda ayaan kaala socdaa ilaa iyo waagi lafoole.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more