Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

GABAY JEN CAYDIID U TIRSHAY HAWIYE-KABALI

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
34,375
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jun 7, 2011

Gabay uu Jeneral Caydiid tirshay oo magaciisu yahay KABALI!!
- idinkoo kurtiin qaawan oo meel xun kadalooba.
- idinkoo kabaaladda sitoo ,kebadda diideeynin
- idinkoo ku soo wada kalaha ,kaba la'aan suuqa
- idinkoo shaqadda kooke iyo kariye aan dhaafin
- idinkoo korshiinkiyo ku nool ,kabarka hoostiisa
- idinkoo kayuu wada galoo,kaar xun wada heeysta
- kasabkiina kacaankii ka dhigay keenadiyo ceeynka]
- kafadaha wuxuu idiin suroo,idin kadeedaaba
- idinkoo kumaankuna ,waxaad koodhi bixisaanba
- guulwade kormeerihi,wuxuu idin karbaashaahi
- labaatan iyo koow sano,markuu idinku keenkeenay
- kutaanyaheey markaan kaa kacshaad igu kabdhoodeene
- kuuliyahoow adoo kuug ah baan ,kooris kuu furaye
- kartidaad hada sheegatana,waa kalmadaheeye
- adoo kaalintaadii wadnaha,kaalka igu gooyay
- waa taan kabcadda kuu diroo,kaamil kaa dhigaye
- kaartadeeydi aan kugu korshoo,kugu karaameeyay
- waxkastoo aan keenaba,markaan kaad kuu geliyay
- kadaabyahoow markaan kuu kufiyay ,kii ku karantiilay
- markaan kiriminaalkiyo qarbigga,kaaga dhigay kaabe
- kelya weeyne ,kareesaha ,markaad ka cayishay oo naaxday
- waxaan kabaliyoow kaa kasbaday,kaadi iyo xaare.
- Maantana gumeeysigii oo kalaad,kiish u sidataaye
- Kaska doqon,kafiil aad ka tahay,waa ku karahdaaye
- Alloow yaa ku dhaho,kaalinkii hoow kac dhabadleeynin
- Koorahiina camar laga jafyeey,koob ma garataane
- Kol hadeey koolkoolintii idin kafeen wayday
- Oo aad kurtiin wada tihiin,kaankariyo Aids
- Kubadiyo ciyaartaan ku baray ,kuudud ma ahayne
- Alloow yaa kistaan idinku kabay, kaliya ii keena?

Category:

Nonprofits & Activism

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 10 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (34)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • hahha doqonti kudhashy was deh caydiid qabiliste nabar 1 nuu ahaa sabata waxuu kala egyaya xitaa qabiilkisa Hawiye wana asag nogu waan qax iyo barakac said bare wanoga darna hada nahay Hawiye waxba kama faa iidin wana kudhintay jid xumadii qax billiqo dagal sokeye asag nogu wacan hangusoo laban dhe wajigada madow kan qarinaan wa xola kale adeerkis uu ha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkk

  • kkkkkkkkkkkkkkkk,wa fuuray wlhi lkn horta qof dhintay in wax laga sheego wa danbi ee ilaahey kabaqa haku danbaabina qof dhintay mida kale waxa umalaynaa in waxaan u dahir alasow soo aliftay oo uu shactiro ka rabo lkn sxb dahir danbe haku aruursan ayaa ku leeyahay kasaar mesha cuz wax walboo lasoo qoro qayb ayaa ku leedahay somalina alaha tuso dantooda,,,,

  • aniga midna lama jiri oo labadaba waan ka dhashay laakiin dowladnimo waa fiican tahay maxaa yeelay waxaa lagaa qaban hayaa tuugada iyo inta xun oo kale soomaaliyey isku imaada qof qalad galay waa la arkay laakiin walaalkaa soomaaliyeed ayaa looga baahan yahay inuu wax saxo

  • I would not call this GABAY. WTF!

  • Habargidir yay sireeee sumaysta, xaa ku caqliya xayse kuuugu taaal caydiid calooshaa laga baxsheee barji ku gal

  • waleee hawiye aqli lagamasugo madadkii guryahii xamar ee daaaruudku lahaaa eee kucamirnaa kuraaas fadhi carbeed sariiro iyo carpet ,markey qabsadeeen xamar oo ay soogaleeen guryahii intey kuraaxeysan lahaayeee alaaabtii oodhan inteeey burburiyeeen hadana dhulka seeex seeexdey, oo kolalkii ay seexan lahaayeeen mushqulaha kadhigtey eareeey hadlkaaanbey kuxaaajijireen daaroodku kulahaaaa inteeey futada madoow kor uqaadeeeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkk yaaabadanaab duulku

  • kkkkkkk waaa funy walaahi runta siduu usheeegey baaanban kayaabey cida aqlimajo nabeeeee dhiigyacabkii caydiiid cadaaabta kacab kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kaadi iyo xaaaar kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkk uuuuuuuuuf  aqash

  • we only welcome the hawiye in to our cities because of caydiid and ahmed mahamed hassan who refused to bomb our cities and kill isaaq

  • waa ninki u baxshay murusade Kuwait oo la dagaalamay qabiil ahaan asagoo habar gidir iyo abgaal wataa ..wa mooryaan dhiigya cab ah waxuu sheego hadal kasoo qaad malahan .

    awalba hawiye oo dhan ma raacsanayn lafta uu ka dhashay uunba fagaal bilawday

    hawiye dagaal ma rabin ' siad barre hawiye waxba maka galabsan '

    mooryaanow adigaa qabiil iyo aids bilawday

    dadko dhana ka dhigtay cudur kuwa qaba iyo kuwa aids wata .

  • wuxuu ahaaba ilaah buu la hor tagayaaye idinku haku dambaabina ee iska daaya

    laakiin gabaygu waa gabay yaab leh

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more