dadkiinaan wada cabsan kaskeey mala socotaan in heestaan uu qaaday al-fanaan maxamuud kaadheeri oo anan nolol iyo geeri toona ku ogeyn, luguna qadaaday hotel guuleed(gur-guurte) magaalada xamar 1993 iyadoo weliba xiligaas uu magaalada dagaalo kasocdeen.. wuxeeyna qeyb ka aheed album lugu magacaabayey cabdiyo oo ka hadlayey nin iyo xaaskiisii iyo caruurtiisii oo dagaaladaii markaa dhacayey isku waayey waxaana xusuustaa in radio muqdisho ay mar walbo ka shidneed.
ishcala hees
khaliil2050 2 months ago

MrShaafici1000 3 months ago
Heestaan abaa sameeyey sxbkey kaskey heesaha wuu iska daayey ilahay dambigeena hadhaafo anigana hees dambe masamaynin ilahay hanaga daayo
saidikiss 4 months ago
kaskay heesagani halkuu ku danbeyay .........lamaba maqlee
Fariidowacan 7 months ago
Gadaha wa xagee koley wa cad dumarka ku yale?? qaladna yan layga fahmin wax siyadsi ban ka wada
Cunaayecabaaye 1 year ago
waaw inaba caadi ma ahan heestaan xasuus ayay igu reebtaa
birinsi 1 year ago
waaaaaaaaaaaaaaaaw inaba cadi mahan kaskey salan sare ayan ku leyahay hestan inaba cadi mahan wad kabaxsatay
jujuqlaar 1 year ago
Gabadhaan jeclaayeey gaaridii haweenkaay naftu tay u guuxdaaaaaay very niceeee........
Samiira87 1 year ago
@anisa2028 salaaaaaan sharaf inaadeer gacalo
qurux badan ,,,,,,,,,, haaaaa inaadeer wali waan jafayaa xagee aaday adigu kakakakakakakakak waan ku salaamayaa inaader...
Samiira87 1 year ago
@Samiira87 indr macaan waan noolaayee,, sidee tahay qalanjo seyruuqeey??? weli dagaalkii maku jirta indr??? lakinse haa uu joojiin wax eedbiiyaa ayey uu bahanyihiin kuwaan islaa oognahey ee,, haa uu nixiin walee,, khayr baan ku rajaynayaa indr samiiray caadey,
anisa2028 1 year ago