Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Wargelin: Maxay kusoo kordhiyeen Burcad Badeeda deegaanada ay joogaan?

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
17,309
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 6, 2009

http://www.wargelin.com/ follow us on twitter: http://twitter.com/AbdisalamAato
Wargelin: Maxay kusoo kordhiyeen Burcad Badeeda deegaanada ay joogaan?

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • burcad badeed qayr maleh lacagaha ay qaada nayaana waa xaaraam ee ilaahay haka baqaan ilaahay burcad badeeda hanaga qabto waayo burcad badeeda waxba masooo galiyaan wadanka dhaqaa lahay kahelaan iyaga masoo dhaafto weeyna kutun taan laca gahaas

  • naagtaan waa jir macaan tahay haddii aad arki lahayd iyadoo diric qabta cabaadyaha ku yaal iyo dibka saaran dhiiga ku istaagaya iyaduba waa isogtahay waa taas isa soo xirxirtay walee naag waad ku banaantahay caasho ii noolow

  • dhilo daan xaaraanta cunta baa dad dhagaysanayaan , miyaysan ahayn naagtii galkacyo qoloyinka lagu sheego hayaddaha wax caawiya lacagta ka cuni jirtay dadka masaakiinta ah waxa loogu talagalayna jeebka ku shuban jirtay, burcad badeed kulahaa waa somali water guards weeye , hadayse iyagu xumaadeen maxay u haysaa dawlad ku sheegta ay ka tirsanayd ee musuqmaasuqa ku jirta maxay u qaban kartaa dhalin yaradaas shaqo la aantu hayso,

  • Dunidan Dadka CAQLIGA Badan.Dhib Waliba Oo Qabsada. Way Ka Fa'idaystaan.

    Burcad Badeed Waa Dhib,Mashaqo,Dhibaato,Balse Fa'idoyin Kale Leeyihin-In An Biyaheena Sun Lala So Beegsan Badaheena La Xaalufin.Mida Ugu Muhiimsan Waa

    Caalamka Oo Indhaha Nagu So Eegay Ugu Yaraana Baaritaan Samaynayan Asbaabaha Dhaliyay Burcad Badeeda,Sabata 1aad Wa Shirkadahooda Badeena Xaalufiyay..

  • sxb waa qof dumar ah oo matalaysa wasiir puntland. ama somaliyeed. kaba soo qaad fikirkaas haduu iyada ku kooban yahay ma ahan in aad dhaleecaysid ama aad caydo. adiga fikirkaaga kahadal. cayda mafiicna nin wadani ah baadtahay oo walaalkay ah waa iga talo. walaalkaa nuune.

  • caasho geele from waxay ahayd haweenayd kaliya ee kujirtay baarlamaanka puntland markii iigu dambaysay... waa dadaashay

  • burcad badeeda Maraykan iyo ree galbeed ayaa samaystay iyagaana ogaan u siiya lacagta , Maraakiibtooda badda somaliyeed ku xeerani maxay u qaban waayeen

  • afkii VOA da yay nagula hadlaysaa naa cayda iyo bahdilka ka daa umadda somaliyeed, wax qabad baa loo baahanyee

  • wey saxantahay lakin waxay ahayd in ay warka si kale u dhigto. anyways maxay ka qaban kartaa!!!! wax lagu qoslo miyaa?

  • naagtaan waa waalantahay dhalinyarada ayeey caayaysaa meeesha lagarabay ineey waa niso marka sii qulqul dheh abaa hakudeeyo wareerku

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more