Gabaygan wuxuu Abwaan Dhoodaan ku kala qeexayaa arimihii Kacaanka iyo Siyaasadii Ogaadeeniya, Rag dowladu Radio Muqdisho keentay oo Dhoodaan la laactamayna, wuu u af naqayaa , Gabaygan gabay ka balaaqo culus ma maqal, qaybtiisa dambena waa sadexle oo sidii sayidka buu webiga buuxshay.
Dhageysi wacan
Abwaaaan Qaaaali ah weeye Dhoodaan , Afkaaga Caano Lagu Qabay lool.
Qabridar 1 month ago