Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Aw-Bustaale Dayax Ka Boode

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
15,863
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jun 27, 2009

Waa qayb ka mida Riwaayaddii wacyi gelinta ahayd ee qaaliga ahayd ee uu curiyey Abwaankii qaaliga ahaa ee Cismaan Aadan {Askari} sannadkii 1982. Taas oo ku fadhiday xaalad dhab ahayd oo Burco ka soo if baxday ummadana qas ku abuurtay. Taas oo dadka laga wacyi gelinayey in ay iska jiraan dadka maanka aadamah qalda.

Category:

Comedy

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @abdullahi1988 Abdullahi sxb maka iyo madiina waxay kala yihiin Cadar Kaahin iyo Shankaroon Ahmed Sagal allah yaraxma.

  • oday nabadraadshe sxb aad baa kuu salaamaya ragu dee ayaantaan iskuma arag fagaaraha iyo falanqaynta suugaanta, sxb mako gartayoo waa cadar kaahine walaal madiina tumay ahayd kolay hadii aad garan wayday way adagtahay in qofkale noosharaxee?

  • @abdullahi1988 waa lagu salaamay macallinka suugaanta Soomaaliyeed. Ma garaneysa Maka & madiina??

  • Waa sida uu Abdullahi1988 sheegay. Abwaan & majaajileysthii caanka ahaa Meecaad Miigane, Huryo & basbaas. Riwaayaddan waxay soo baxday dabayaqadii 80yadii.

  • Kiradii la igu lahaa ka danbe ayaan ku bixiyay loooooooooooool.

  • kkkkkkkkkkkk waxaan ku qoslay nacas yohow nacas kudhalay hayga fogaan ilayn nin waynbaa wax la su'aalayaaye 1:45 AUN abwaan huryo nin cajiiba buu ahaa asaga iyo labada lataakan waa abwaankii waynaa ahaana jilaagii caanbaxay waa miicaad miigane iyo mijajilayste basbaas xaaji baraka alah waxay ka mid ahayd ruwaayadihii uugu xisaha badnaa waayadii danbe ilaa iiyo hadana waxaad moodaa inay cusubtahay sida loo jecel yahay mahadsanid walaal tixraac

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more