mashalah , as somalis we need leards like this guy , whos goal is to bring back greater somalia... we as ssc people support you my somali leader , we will vote for you as future somali weyn president inshaallah.
Masha allah waan u hanbal yaynaynaa maamulkaan ximan iyo xeeb waana talaabo horay loo qaaday. Lakin hadan waxyar ku darsado maxaa diiday in Maamul HGidir u dhantahay laga dhiso GalGaduud? maxaa keenay in Galmudug state,ximan iyo xeeb iyo qayb wadata Ahlusuna loo kala jabo? waxaan dhihi lahaa qaybahan yaryar ee xataa gobol dhameen intaad iska daysaan hal maamul samaysta!
Came to know him in Minnesota State (Mankato). Did not impress me then; does not impress me now.
Recently, it seems to me that the diaspora is sending its most plebian members to back home to achieve miracles. Untill the best of us are willing to serve, we're in for a long chain of warlord generations to come and go as they wish - self appointed.
anigu waxaan dhihi lahaa ninkaanoo kala umaddu u baahantahay, dhinac kastaba ka dhisan, ileyhna khayraka ha waa fajiyo , xalku kaliya oo nabad iyo barwaaqo lagu gaari karo waa kitaabka iyo sunnada oo loo noqdo, haddii kale waxba yaan la is daalin.
rageedi sidaas ayaa la doonayaa ninkastaa oo raba somali in uu wax ka noqdo ninkan oo kale ha noqdo waa nin lafahmaayo waa ciyaalka xaafada si hoos hoos ahna wuu u hadlayaa macnaha meelihi larabey ayuu ka hadlayaa qiimahan oo kale ayaa larabaa in ay leeyihiin madaxda somalia hadii kale waa qasaro

keysi07 3 months ago
WOOW SI FIICAN U HADLAY,,,XIMAN & XEEB IS NOT LIKE OTHER STATES WHO IN AY GO'AAN ,,BUT LOOK THIS STATE NEW IDEA WOOW I LUVVE IT
mxy08 9 months ago
Masha allah waan u hanbal yaynaynaa maamulkaan ximan iyo xeeb waana talaabo horay loo qaaday. Lakin hadan waxyar ku darsado maxaa diiday in Maamul HGidir u dhantahay laga dhiso GalGaduud? maxaa keenay in Galmudug state,ximan iyo xeeb iyo qayb wadata Ahlusuna loo kala jabo? waxaan dhihi lahaa qaybahan yaryar ee xataa gobol dhameen intaad iska daysaan hal maamul samaysta!
faataxa 10 months ago
saas aa laga rabaa in la isugu duubnaado viva Ximan iyo Xeeb
princecadde 10 months ago
madaxwayne tiiceey ilahey ha xifdiyo wa nin dhalinyara Oo aftahan ah ViVaaa XIMAN iyo XEEB ............
suaad00 10 months ago
Came to know him in Minnesota State (Mankato). Did not impress me then; does not impress me now.
Recently, it seems to me that the diaspora is sending its most plebian members to back home to achieve miracles. Untill the best of us are willing to serve, we're in for a long chain of warlord generations to come and go as they wish - self appointed.
everythingflat 10 months ago
Masha allah waa horumar wanaagsan oo mudan in lagu daydo! Runtii waa qof wax garad ah Max'ed C/lahi Aadan oo la oran karo Soomaaliweyn ayu matali kara. Markii aan dhageystay waxa isoo galay rajo ah in somaliweyn soo dhowdahay ilaahey hanoo sahlo inan isku wada imaano anagoo isku calool fiyoow AAMIIN
FaidoKeene 11 months ago
who is this? this president i dont have idea about this guy
Mohamed80494 11 months ago
anigu waxaan dhihi lahaa ninkaanoo kala umaddu u baahantahay, dhinac kastaba ka dhisan, ileyhna khayraka ha waa fajiyo , xalku kaliya oo nabad iyo barwaaqo lagu gaari karo waa kitaabka iyo sunnada oo loo noqdo, haddii kale waxba yaan la is daalin.
rashid5233 11 months ago
rageedi sidaas ayaa la doonayaa ninkastaa oo raba somali in uu wax ka noqdo ninkan oo kale ha noqdo waa nin lafahmaayo waa ciyaalka xaafada si hoos hoos ahna wuu u hadlayaa macnaha meelihi larabey ayuu ka hadlayaa qiimahan oo kale ayaa larabaa in ay leeyihiin madaxda somalia hadii kale waa qasaro
vloret1 11 months ago