Maxamuud Ali amoore - iska kay iloow..

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
52,121
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 25, 2010

Hees waxaa qaadaya Mahamuud amoore. Waxaa la yiraa Iska kay iloow. albaabkeygu ka xiran kaa oodan labteydu.

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (cadaaawe)

  • "Albaabkeygu kaa xiran, kaa oodan laabteydu." Waa khatar heestu.

Top Comments

  • inayahow mudaba idil kood raga uma furin afkayge waan ka amusnaa adiguna walaal adoon ur xuman hoy kale abaro iska kay ilow albabkaygu kaaxiran ka odan laabtaydu hana iman agtayde day dayo asagaa hadii aad istiri afduub weye cashaqu adigaa is moodo ka idlobay noloshee raga aynigaaga edeb iyo wanga la gu ogaye ku ekow raganimo albabkaygu kaa xiran kaa odan labtaydu hana iman agtayde day dayo asagaa

  • omg aboowe cadi ma tihid lakin siida maxad noogu gashay? sidaa kaman filanayn wale but nice soong tho

    everytime i heard this song its makes me cry :(:(:(:(

see all

All Comments (35)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • WALIGABA MID IN AGTISA LA IMADO RABO AYA KA BADAAN HA IS CAJABIIN CML LOOL

  • hahahahahah rageedi amoore dhibco badan aa nalagu lahaa san aa ka rabaa iga soo bareejey nimanka sanadkaan dhan calaacal ee ka bixi la yihiinee midkale oogu dar doonoyin meeshan xanaaq ee ka bixi la nice song keep it cool place marwalbo wan ku seexdaa waan ku soo kacaa cml hahahahah

  • afkaga ina xiratuu ku roonyahay hadi kale urkiisa saqirada ku dhimanayan uuuuuuuuuuuuuffffffffffffffff

    uraaye tabartaanaa dad ku caaynesa 

  • omg heesta waan jclan laha lkn ani iney iku soocotaan modaya be kkk lol

  • BADHIDA LUX KKKKKK BAJAQ WAXID,,TAN KU JECLATAA KA WAALNEYD

  • inanyahay mudaba idilkood hablaha uma furin afkaygu wan ka amusna

    aduguna walaal adoon ur xuman rux kale abaaro iska kay ilaw albaabkaygu

    ka xiran ka odan labtaydu hana iman agtayde day dayo asaga waaw cadi ma ahan balse hablaha sidaas oo kale looma cayriyo ee waa la so dhoweeye hablahu waa dabah ilahay ina siiyey  & hees horey loo qaday aya waxa erayadeda ka mid aha raga iyo haweenkuba midna haybad mayeshan kan kalo lahaynine

  • waaaaaaw xaafuun may land maxamuud quruxoow qalaqsane wiilka sanad kaad tahay

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more