Gabay Guurdoon : Ogoow Qurixi Waa Diin
Uploader Comments (bashiircali22)
Top Comments
-
@bashiircali22 wad mahadsantahay sida wacan aad gabarga nogu soo gelisay ,Mashalah n Jazakal'laah kheyr yaa akhii
-
masha allah... very nice
All Comments (34)
-
masha'laah
-
Wow its nice masha Allah migdishogirl143 wat ku mahadsantahay abayo mcn qoralka waa gabay wanaagsan oo xamasat iyo dhiirgilin leh Ilaah hano sahlo dhamantena Rag iyo dumar wanaagsan
-
Masha'Allah.
-
WAA LAY XIRTAY WELINA WAA LAHAYSTAA, GARDARADAASU WA MID AAN SAL IYO BAR LAHAYN(.5) SANADOOD OO XADHIG AH BAA LAYGU XUKUNTAY, E TIGID $250 DOLLAR SEDEE BUU $50,000 U NOKONKARAA? PARKING TICKET BAAN HAYSTAY,WAXAAN U BAAHANAHAY CAWIMAAD XAQUUQEED,IAM CUSHITIC WOMAN SOMALIAN CLAN I NEED FREEDOM AND FAIR JUSTICE
-
@AbuuLuqmaan waa sidaas walaal waad asiibtay hadalka wanaagiisii , nabiaga scw waxaa aw dhahay Aduunyado wa amataac waxaana ugu khayr badan Sawja Saalixad ah ' Allaha nagu arzaaqo sawjooyin wan wanaagsan oo sabab u noqda in aan janada galno yacni sawja salaixad ah marka aad heshid acmaasha wan wanaagsan ayay kugu dhiira gelinee , taana Janada ayaa ku gaaree
masha allah , waa Nice gabay. wlhi, "Ogoow Qurixi Waa Diin "
TheSomStars 2 months ago
@TheSomStars Mahadsanid walaalkeen hadaad sugaanta xiiseeydo Gabayo da isla Kanalkeeyga Youtubka ka kartaa Insha'Allah
bashiircali22 2 months ago
nice walahii
shadiya161 3 months ago
@shadiya161 mahadsanid walaal suugaan kale oo isla Guurka ka hadlaa ayaad ka heli gartaa isla Yosida gabayga , la yiraa Talo Guurdoon ee Abwaan Amiin Sheekh Maxamed
bashiircali22 2 months ago