Ilaa hadda saynta ayaa la idinku dhagan yahay naar ayaad ku sii socotaan war alle ka dhowrsada oo maalin aad saadaal adiga sidaan u hadlaaya waxaa suurta gal inaadan diintaada cilmi u lahayn faataxada ka badan waana aad iska hadlaysaa marka waxaadan cilmi u lahayn cid ha ku caayin shiikha aad raacsan tahay oo kuu baneeyey inaad dumarka taaban kartaan markaad xadraynaysaan oo naagaha aad ku raaxaysataan markay jidboodaan oo is ruxaayaan waxaas iyo wax ka daran ayaa lagaa celinaayaa Alle Ka baqa.
Alle ayaa mahad Leh Saas maha EE Dadka ayaa ilaahay simin Hal wax ayaa lawada haystay laakiin markii xaqqa loo cadeeyey ayey diideen jaahiligii iyo gaaladii ayaa lagu yaqaanay inay yirahdaan diin cusub ayaa lala yimid marka ninka qabriga baryaaya oo oo dumarka la xadreeya oo xoolaha masaakiinta baadiyaha joogta xoolohoda xaaranta iyo ka cabsiinta inay balaayo kaga soo dhacayso cirka ku cabsi gelin si ay u xalaleystaan xoolaha dadka oo baydKa Alle dadka daryeela caaya WAA DULLI SUUFIYADU
wahabiyo waligeed bay qeerka didaa raci mayno wahabiyo
naajiyare1 2 days ago
Yeel waxa uu kuu sheegaaayo waa shiikh ILLAAH cilmi siiyay, inta aan ka ahayn aflagaadada uu ugeysanao sheekh Takar:
ilyas9555 3 days ago
ilaah ka baqan e sheekheena inoo daaya wuxuu ilaahey fahansiiye ha inooga faaideeyo. yaan la dhihin waa war aan jirin....ee qaata wuxuu idin sheego oo kitaabka ilaah iyo sunada rasulka sc ha inooga faaideeyo
calakasomalia 1 month ago
@ jamalhuda sxb dikri waxaa la yiraahdaa quraan eebe, laakiin somalida inteeda badani waxay u yaqaanaan xadrada ama qasiidooyinka
alaa inna dikrullahi tadma`u quluub
dararac 1 month ago
sayid maxamed cabdule Xasan (IHN)wuxuu ahaa shiikhii keenay dariiqada Saalixiya cariga Somalida iyadoo berigii hore ay Wahaabiyadu aflagaadaynjireen hada se ay qireen inuu mujaahid ahaa iyo dariiqadiisiiba,hadalkaa ka dhegaysta waraysigii uu bixiyay Horjoogaha Al-shabaab dhawaan.
jamalhuha 2 months ago
nebigu(SCW) wuxuu yidhi maydiin sheegaa howl laqabto tan ilaahay agtiisa ugu khayrka badan ee ugu derajada saraysa,Asxaabtii baatidhi waatee rasuul alow?wuxuu ugu jawaabay Nabigii(SCW):Waa dikriya ilaahay ama xuska ilaahay,makaasaa bidca ah.
jamalhuha 2 months ago
قال رسول اللّه صلى اللّه عليه وسلم:
" ألا أنبئكم بخير أعمالكم وأزكاها عند مليككم
وأرفعها في درجاتكم،
وخير لكم من إعطاء الذهب والورق،
وخير لكم من أن تلقوا عدوكم فتضربوا أعناقهم ويضربوا أعناقكم"؟
قالوا: وما هو يا رسول اللّه؟
قال صلى اللّه عليه وسلم: "ذكر اللّه عزَّ وجلَّ"
makaasaa nebigu ogayn (SCW)ilaahay culimadii Sufiyada ahaa ha noo soo celiyo,waxaa qiray in ay saxnaayeen oo hada ogaaday xataa Amiirka Shababka oo ku tilmaamay Sayidkii muj
jamalhuha 2 months ago
War dadkaan suufiyiinta ah waa ragga si cad u banaysanaya inaan salaada la tukan sababtoo ah jirkiisaa kula joogee naftiisii makka iyo madiina ayey ku soo cibaado gudanaysaa...
AlleDhowr 2 months ago