Waayaha Cusub Igu Dhaado
Top Comments
All Comments (29)
-
@arbai90 IF you are bantu that means you are not somali' go back west africa malaawi' tanzaania'
-
wara ha la iska dhafo fanaaniintaan
-
inba caadi ma ahan kooxdaan inta badan waa rer ciyaalka xaafda i like this song viva falis
-
THE BIGGEST LIE EVER TO BEEN SEEN>>>9/11 TWIN TOWERS a must see documentary, who was behind the attack? go to google type: full video
9-11 IN PLANE SITE
-
waaaaaaaaaaaaaaaaaaw cadi maha wayaha cusub ayaga dhan wa ay shidan yihiin somaha lkn sanadka cusub hee masowadan waye hee mise
-
saxweeyaan yaaab walee inee wax la arag nin walan haduu qoslo midka fiyowna waa qoslaa ayaan maqalan hada adi qoraalkaaga arag abal wax ayana sheegee intii somali kan kale u jeedo kan kale wax hagaagi maayaan
-
Geel maxuu kuul ka kasaa, Somali maxey dawladnimo ka kasee. gabaryahay iska xaragood ileen dal aan raglahayn rag u noqonmayside. bal shariifka maxow isugu sheekeeyey, madxwayne aanu ahayn madaxwayne kuma noqonkaro waa halkii ina yay. idhaha waryaa madaxwayne i dhaha, wakaase ku madxwaynayso, magaca eberkaa. alaylehe ragbaysku dheelay
-
@saara22 sxbey ani quruxdeeda Maba Ka Hadlin Labiskeeda leen ka hadley, Haduu Ilaahey hanuuninayana Ma u diideen sxbeey Warka haku dhaco.
-
Saraa 221 waxaad hanuunka u taqaan ma garan. Cabsidu waa camal san iyo dhaqan suubban. Maahan maryo iyo muuqaallo la isu yeelo. Gabadhaani ma qaawana war wanaagsanna suugaantay ku sheegtaa, waxayna mar walba siddaa dhambaallo toosin ah oo sida dad badan wax u fahmi karaan ugu sheegtaa. Waxaa yaab leh balaayada heysata ummadda iyo sida wadaad waalini ugu waashay diinta oo dhibabkii oo dhan ka hormarinaaya gambada iyo garka. Allow sahal.
HEY AM Bantu and guess what??? I love this girl's song with Passion..first I thought she sang only 1 song Jacel malacbo.( Love is not all about money) n I figured she has many others that r hard to pick which one is d best cuz her voice, Beauty, and Talents is making me to keep repeat d songs over n over n over again....she is so Beautiful n TALENTED walahi...even though I don't understand what she is saying n AM from SOMALIA...isn't that CRAZY....
arbai90 1 year ago 6
@arbai90 it is not crazy. it happens.. Somalis have many accents. I dont understand Bantu either but I love when they speak. It is lovely!
TheDeeqaluula 1 year ago 5