Wargelin 02/06/10 Ciyaaryahan FOOTBALL (US), Luuqadaada hayso, Xusuustii Xamar, FREE TIX
Uploader Comments (bartamaha)
All Comments (23)
-
we really need famous somali football trust me cumar NFL go
-
we really need famous somali football trust me
-
Masha allah brotha Omar got talent,keep doing what u doin boy never give up!! and same goes to every talented somali guy/girl.
-
that is Balboa park dude.
-
This guy ooh man you thing you could make it to mother f NFL, Nigger you crazy. You think you could make to NFL by eating fruits . Hey American football its not for fruity boys like dont waste you time lol
-
Barnaamish kani waa barnaamish ka turjumaya rabitaan ka bulshada Soomaaliyeed wayna ka helaan qaasatan xubintan cusub ee aad k soo qaadateen wiil kan Soomaaliyeed ee dadaal ka ugu jira in uu ka guul gaaro riyadiisa iyo noloshisa, waxaan dhihi karnaa Barnaamishka qeybtani waxay u yeeleysa xiiso dad farabadani ay ku xasuusan doonan waana idin kaga mahad celineyna soo saarayaasha barnaaish kani waxaan idin leeyahay shaqa wacan da daal kiina halkaa ka sii wada
-
Ogaal waxaa fiican in qof walba is ka hadal uusan u hadlin oo uu is ku dayo in muhiim ka uu garan karo oo ah magaca Wargalin ee Barnaamishka waa magac ay maamul ka Barnaamishkani ay u soo xuleen waana mid ku haboon, tan xasuusida Somaliyana waa mid dad farabadan ku reebeysa xasuus mudan
-
Waxay ila tahay erayga "wargelin" waxaa warbaahin ahaan ka mudan erayo kale oo ku habboon ujeeddada barnaamijka. Taasi waa taas. Midda kale waxaa weeye, "tebbista nin maqan waa nin jooga ceebtiis," ayey Soomaali tiri. Taas waxaan ula jeedaa, maaddaama Soomaaliya sidaas ahayd waayahaas, waxay tibaaxaysaa in dadkii waagaasi lahaayeen itaal iyo garasho an Soomaalida maanta ee waxwalba in dad kale u hagaajiyaan lowyaha u laabtay aysan lahayn. Sidaas awgeed, hordada ka kaca. Waa iga ra'yi iyo talo.
-
Aad iyo aad baan ugu mahadcelinayaa aqoonyahanka. Waxaan dadka ku baraarujinayaa inay barashada af Soomaaliga la sugin dad kale ee ay iyagu la yimaadaan karti iyo firfircooni lugu badbaadinayo afka hooyo oo haddii uu lumo annana an ka dambeyn doonin wax dheer. Soomaali waxaa dunida ka reebay caajis, dayacaadda afkuna waa taas maragteed. Waxaan ku koray dibedda, waxaan muddo dhan saddex sannadood u tabaabushaystay barashada afka oo an run ahaantii guulo waaweyn ka gaaray. Waad mahadsan tihiin.
abdidini
nice video brother!
bartamaha 2 years ago
nuur60
jazaaka alaho khayra
bartamaha 2 years ago
mambozz
InshAllah the brother will succeed, he seems motivated and grounded...
bartamaha 2 years ago
direey
Caato keep the good work..warbixin fiican...
bartamaha 2 years ago
abdikariin2010
War galin sxb waan la dhacay c/salaan aato sxb /sii wad dadaalka hormarinta wargalin thanks
bartamaha 2 years ago
xilga23
caato please start with salama caliykam on your program, since we all muslim. thanks for the outstanding news and also enteraining program.
bartamaha 2 years ago