lama lamu

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
34,703
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 18, 2011

Shamsa Mohamed Foot
Somali Music

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • sexy woman

  • i love it i love it somch love it u love it rito

  • @qofqura yasmadaad sheegaysid waa maxay nagaha suweelada qaadanaayo miyaad tahay iyo kuwa timaha feeto waxaas waa badownimo diintee ayaa ogol Qof dumar ah ineey feedato timaheeda xitaa masiixiga maogola cadaanka diin mawa heeystaan walaal ee is astur walaal midaan heseeso codna mahayso wajina mahayso Qaabna maqabto Ee ilaahay hana soowada toosiyo jidka wanaagsan hanagu toosiyo

  • shamso waxaad tahay fananad cajiib leh dhaanto niiko english stle wax kaa fakanayo ma jiraan gacan ayaan ku tagay balse waxaa run ah in aad la soo baxday cod macan ciyaar qurxsan waan ka helay waxaad tahay fananada xiligan aadka loo goobayo

  • aniga shamso foot waan tagera maxa yelay waa qofta dumar ka faninta aah ku heesta somali in yuu ka koban yahay  memey iyo maxa tiri iyo banadiri waa fannad jirtaa

  • Naa orodoo horta cuntada iska soo yaree, lama lama lahaane-___-

  • waxaaaan la yaabanahay dadkaan aamin san fikradaha qaldan oo u haysta in madaxa lafurto ay wax weyn kala maqan tahay, war adinkeey idintaal ama western nolol mooda africa naca, kaliya maalin ayaaaad kaligaa ilaahay hor tagi doontaa waxad dhihi lahayd aday kuu taal.

    somaliyana hanaga caayina adinkoo kale maba idin baahnin gabdheheena way dhowrsan yihin, oo waa muslimaat diin leh. kuwo yurub joogana fikir kiina ma taageersana, wa idin kaligin..

  • shamso madaxa wey feydey anagana waxey noo tahay role model

  • gabdha soomaaliyeed madaxa wey furan doonaan maxaa yeelay waxey ku kala nool yihiin westrenka

  • is aroosno aa jirtaa is la jiifana aa jirtaa aaaaaaa caadi ma ahaa walaahi heesta :)

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more