Hargeisa in the Afternoon (mostly in Finnish)
Uploader Comments (kauaspilvet)
All Comments (15)
-
aaaaaaaaaaa' kauaspilvet nyt mie tajuu sie oot ihan suomalaine ja siun mies on somalailanenn
-
heiii kauaspilvet jos lapset eivät puhu somali kielell nii mie täysin ymmärrän mut miks työ eli sie ja siun mies puhuitte keskenaan suomeeee :) pitää puhua somalia vaikka ootte suomesss
-
oo waxa maxaa Afsoomali u diiday... Somalidu waa agoon baan maqli jiray... oo Afkoodu macnaha Aabe ma laha.. kolba Meesha ay tagaan, qoladay u tagaan uun bay i yiraahdaan tanaa idin dhaanta.. dame, this is shame on u...
-
qarixii kadib baad tagtaye ka wran,,, masha alah meelo badan oo ay wakhti hore iigu dambeysey baan halkan ka arkay,,, thnx bro,,,, lkn dhakhtarkii weynaa baad ku sheegaty ADNA HOSPITAL mise anaa mooday,,,,,,thnx again
-
mahasanid sxb
afkanaad ku hadlaysaan la yaabay,,,,, waa luuqadee inaadeer
warda9116 2 years ago
Warda9116 inaadeer waa cusbataalkii magaalada oo aan garab mareyney markaa, laakiin kacadnana waan soo hadal qaadnay ee waad uqaadataan umalaynayaa. qaraxiina maan joogin ee wuxuu dhacay markaan ka soo noqday. laakiin uma joojineyno dadka ka xun horumarkaan gaadhney. somaliland still strong, and will stay strong strong in sha,allah.
kauaspilvet 2 years ago
waar wuxu luuqaddeee bay ku hadlayaan yaa soo duubay waxa ma xabashi?????????????
buurxanan1 2 years ago
Luqaddu waa finish:)
kauaspilvet 2 years ago
halkani waa dhownkii say downtown dhownkiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii sick nigga
unwr2007 3 years ago
hei bro unwr2007, waxaan umalaynayaa inay isaga kaa qaldantay dhaamkii iyo dhown townkii ee bal si fiican udhegeyso.
waxaan idhi halkani waa dhaamkii hargeisa waayo meesha aan markaa maraayey waxay ahayd dhaamka oo udhow boqoljire oo gurigayagu kuyaallo. inaad taqaan dhaamka iyo inkale magaranayo anigu, laakiin inaad qalad ii fahantahaan umalaynayaa. sikastaba ha ahaatee waa laga wanaagsanyahey hadalada xunxun ee wax qiimaleh kuu kordhineyn cidkalena waxba yeeleyn.
kauaspilvet 3 years ago