Mogadishu March 2008
Uploader Comments (dalmar46)
Top Comments
-
who are you calling for war here you have already mentioned to fight qabil lol! funny you sed We somalis should fight against them isaaq and hawiye?? there are somalian too are they? so my question is why we fight against each other? Trabalism brother will not take as any where we are all same nation,languege,etc but the only thing is missing is love. we somalian should fight against hatrate then i will join this war, but fight coz of stupid trabalism. NEVER.
NOTE: I am not any of those qabils.
-
2009 and was supposed to the year of peace for somalis the islamic courts where takin down and then came all these new islamist that are causing fighting such as hisbul islam and al shabaab. we the majority of somalis want peace and a stable government and not anti government islamist killing innocent civillians. SOMALIA WAKE UP! AND STAND STRONG!
All Comments (34)
-
kkkk sxb sidaas ka raba nin culus wayo dheh sxb somali oo dhan oo lahelaayo ayadoo nabada maxa ka fiican laakiin dabadan oo reer somaliland ah ayad kafakir fiicantahay
-
Walahi anigoo u dhashey somaliland heestan dareenkayga ayey kicisay
Ilahay SOMALIA DHIBATADA haka kor qaado.
SOMALILAND ha u aiydiyo horumarkeeda iyo walalaha kale ee somaliyeed meelkasta oo ay joogaan
-
dalmar walaal mahadsanid wadani ayaad tahay waayo xamar ayaad na jeclaysiisay xamar waa xudunta umada somaliyeed dambi ayaa laga galay oo waa la dumiyay ilaa maantana koox koox ayaa loogu dagalamaya marka xamar silic u joog waxaa ka dhigay somali oo aan tashan karayn in ay is dilaanna dan mooday maanta waxaa loo baahna in culumadu ay gacmaha is qabsato shacabka somaliyeed ee kala tagayna isku keento lahayd laakiin nasiibdario iyagii ayaa dadka kala qaybinaya..
-
Anaa waso soomaliland, iyo wixii qaran diid ah soomali waa mida jidha oona jidhi doonta,iidoor ha hilmaamina sidaa weeye xaajaduse waa sidaa inta ey soomali jirto dowlad iyo dowlad la`anba waligiin noqon mwysaan dowlad in aan idin ogolano mooyee iidoorow iska hilmaama waxa aad wadaan
-
heesta waa heer sare wow, soomaliya ha noolaato, soomaliya ha israacdo
-
lol how ironic, you're condemning one party who advocate violence while you're vowing to "fight" other people and thus create even more chaos. the darrod clan are no more idiotic than the rest of somali clans who beat the drums of war.
walahi qabil minded people are primitive.
-
I couldn't agree with you anymore.
-
somalia waa dal jira waligaa dalkaa ga hooyo ha elawin
Thats (Eeastern TV) based in Bosaso
keysi07 3 years ago
ETV= ETHIOPIA TELEVISION
dalmar46 3 years ago
somali show based in Minnesota baa soo duubay
dhoodimeer07 3 years ago
This recorded by Ethiopian TV not Somali Show I recorded myself before I edited they show ETV crew interviewing couple TFG people
dalmar46 3 years ago
please yaa ii sheegi karo naagta ninkaan la heysaysa iyo macaga heestaan aan idiin duceeyee
sensisigar 3 years ago
Gabadhu waa fanaadii Maryan Mursal ninka ma garanayo waxaa kale oo heesta xagga danbe heesay gabadh aan garaneyn
dalmar46 3 years ago