Waaw Waaw Waaaaw This is really nice. Aad bay ugu mahadsan yihiin walaalihii soo qaban qaabiyey programkan iyo kuwi kaso qeyb galay intaba Qaasatan walaalaha hirda Sida Faadumo mohamed farah and Mr Mohamed Egal. Waxana runtii baraarujin mudan tusaale fiicana ah in walaaha ku nool qurbaha ay iska xilsaaraan arimaha noocaan oo kale ah ayaga oo ku mashquulinaya or fun siinaya dhalinyradoda meeshi ay ku mashquulilahaayeen waxyalaha xun xun. Well done HIRDA For the good effort.
@ dhagax lol waad ku sugtay waxa ween oo umahiim ah in uu barto aa u sheegtay ninka odayga ah yuusan ku mashquulin nin qurixdiisa lol tel him if he a gay?
mida labaad waxay soomalida ku maahmahdaa qofba waxa uu yahya uu kumoodaa
dhib malahan adii aad adiga buurantahay ee aniga buurnaan kama hadlin waxaan ka hadlay insan moodin in ay yurub u dhasheen wiilashaan ciyaraya waxay lee yihiin wadan lol take care do not loos your time
qofba waxa uu yahay uu kumoodaa adeer ma adigaa buuraan oo cadin la socon waayaay
mise waxaagu waa ibaro aniga waxaan ka hadlay wiilashaan dad yar yasan ismoodin in ay yurub u dhasheen ee wadan baabaya ay kayimaadeen wadanooda dib hagunoqdeen oo haka ciyaaro wateen aan kawadaa warkayga waa ahdii aad afka fahantoh
wow i m amazed at his high level of professionalism. need i say next rageh omar?lool allah bless
hussein2003 2 years ago
walaalaha somaliyeed football in aad iska daysan ee wadanka nabadiisa aan ka shaqeyno inshallah 2010 new year new begin new hope a hope never dies
inshallah dowlada allah ha garab galo
faisable17 2 years ago
Hate Hate and Hate equals lack of education.
Naceyb Naceyb iyo Naceyb waxay la mid tahay waxbarasho la'aan. inta aadan comment ku qorin youtube iskoolka aada ee wax soo barta.
markaa ayaad ogaaneysaan (aflagaadada in ay keento waxbarasho la,aanta)
solamusic 2 years ago
sax lol
gadafiii 2 years ago
war waa sxbkay garyare kkkk sxb maxaa heysaa waa sxbkaa dj ogee salaan sare sxb teeda kale somalidaan xitaa internateka mala isku dagalaa yaa yaab walahi ilahay ha idin daaweeyo caku somali maryooleey
MrXaabsade 2 years ago
Waaw Waaw Waaaaw This is really nice. Aad bay ugu mahadsan yihiin walaalihii soo qaban qaabiyey programkan iyo kuwi kaso qeyb galay intaba Qaasatan walaalaha hirda Sida Faadumo mohamed farah and Mr Mohamed Egal. Waxana runtii baraarujin mudan tusaale fiicana ah in walaaha ku nool qurbaha ay iska xilsaaraan arimaha noocaan oo kale ah ayaga oo ku mashquulinaya or fun siinaya dhalinyradoda meeshi ay ku mashquulilahaayeen waxyalaha xun xun. Well done HIRDA For the good effort.
quruxlow 2 years ago
@ dhagax lol waad ku sugtay waxa ween oo umahiim ah in uu barto aa u sheegtay ninka odayga ah yuusan ku mashquulin nin qurixdiisa lol tel him if he a gay?
ayaan1980 2 years ago
waxaa ceeb ha in nin ni foolxumo kucaayoh lol ma gay baa ninka fiirsanooyah nin quruxdiiiiiiiis damn nacas weeyeeh kaas
hadii qofka ilahay 6diisa laxada qabo qurux kamaqan ma jirtoh
ayaan1980 2 years ago
@ sadikmj lol sxb aniga iam not a fat
mida labaad waxay soomalida ku maahmahdaa qofba waxa uu yahya uu kumoodaa
dhib malahan adii aad adiga buurantahay ee aniga buurnaan kama hadlin waxaan ka hadlay insan moodin in ay yurub u dhasheen wiilashaan ciyaraya waxay lee yihiin wadan lol take care do not loos your time
ayaan1980 2 years ago
@ sadikmj lol soomalida waxay ku maahmahdaa