Warbixin kusaabsan Puntland oo ay jeedisay Wasiir Marwo Caasha Geelle Diriye
Top Comments
All Comments (14)
-
Wasiiru DawLaha Wasaarada Arimaha Qoyska Iyo Haweenka PunTlanD
Marwo Caasha Gelle Diiriye Waa Wasiirada Kaliya Ee ShaqaynaySa In
Ka Badan 10 Sano Oon Labadalin RunTii Dadka Way Amaanaan Wax
Qabadkeeda Iyo KarTideeda Waana aF Tahanad Cajiib Ah Oo Markey
Hadlayso Lawada JeclaysTo Anigu Waxey Ila Tahey Shekh Shariif Iyada
Ka Fiican Viva PunTland Mida Kale Gabdha 3:50 Inaba Caadi Maaha
Ma Aisha Warya Rai Baa Looooooooooooooooooooooooooooo
ooooooolz -
murwo speechkan wax info ah oo ku jidha ama anfacad ah may jidho wakhti lumin mahe kuwa ku dhegysanyana ENGO`s weyaan puntland marki laga hadlo dadka somalida soo qaxey cid wax u tarta ama dhibkooda laqeybsta may jidhan dhibato iyo rafadna ila hada wuu ku haystaa bosaso melaha kalena waa sidas iyo si ka daran filaya so plz dadka been haka gadin adiga iyo dawladadaduba hada run shegaysan xilka baneeya maxa yelay wax qabad ama is bedel dalka iyo dadka kuma soo kordhin kartan born in bosaso.
-
caasha geele waa muwaa dinad daacad u ah dhulkeeda waana gabadh shaqadeeda daacad u ah waxna qabatay caasha dadaalka siiwad wadan kaaga u noqo daacad guul iyo gobanimo
-
war xayawaaaan taaan waxeey ku hadleeysa maxaaaaaaaaaa waaa waxaa kasiidaran dadka damiirka an laheeyn oo dhageeysanaaayo
-
naa waxan nacasta ah waxay ku hadlayso oo ay dad kal soo horjedo dhagaysta bibitada ayuu faqsi ka bilowda tusalana waxay u soo qadatay ninka rer badiyo dhahayo sas bay ugu daynaysaa ku teh maa maserey oona xanunsanayso waxan camal baa warbixin laga dhagaysanayaa
-
viva putland from somaliland
-
Inantu waa iska had hadlaysaa warbixin waxas ma la yiraahdo midda kale aflagaado ayey u gaysatay dadkii garab raratada ahaa oo biibitooyinka furtay shaah in laga gato ayey biibitooyinku u furan yihin in laga qaato khasab ma ahan caasho.
-
puntland pll have different features. lol straight noses arab looks..
-
3;50 qurux soo ma ag marin..
-
@ 3:50 Qof Aan Caadi Ahayn Ku Jiro Qurux Badana Man Sha Allah
girl at 3:50 coooooooooool
madheedhle 2 years ago 3
she is the only person, to my knowledge in somali governance, regional or nationale with talent and knowledge to communicate effectively and direct manner.
qasaaye23 2 years ago 3