hees soo dhawayn ah madaxwaynaha somalia ee ay fanaaniin badan ka qayb qaateen oo kala daran. fanaaniintaas oo ay C/khaalaq Maxamad Siraad iyo Farxiya Fiska hormuud u yihiin. heestan oo muscianka iyo fanaanka caanka ah uu soo diyaariyay "USTAAD" Amad Naaji iyo qaarkaloo abwaano ahba.
mashaallah soo dhaweyn wanagsan tnks fanaanida iyo ustad naji
F2NAX 2 months ago
Yaa Halaa Ustaad A7med Naaji Sa3ad
fali114 2 months ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw somali ha nolato
fanaxley12 1 year ago