Xaruntii Jacaylka Xiisa Badan Jigjiga By Nimco Xasan Faarax Dhameeye

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
59,082
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Mar 29, 2009

Waa Hees aad u macaan oo ay kuugu luuqaynayso fanaanada da'da yar ee Nimco Xasan Faarax (Dhameeye) oo ka tirsan hobolada Jigjiga Waabari oo uu maalgaliyo Xafiiska Ka Hortaga & Xakamaynta Xanuun-Sidaha HIV\AIDS ee Dawlad Degaanka Soomaalida ee magaciisa loo soo gaabiyo SR-HAPCO

Jacaylkaan xadnoo
Xaasid wuu hadhee
Kalgacayl xagaaga
I Xambaaro lee

Hadaan laynakala xadinee
Xidigii naftaydoo
Waa inoo xagaagiyo
Xaruntii jacaylkiyo
Xiisa Badan Jigjiga

Naftaan kugu xidhoo
Xumaan iyo samaan
waa adiga xagaaga
Hadmaan xer galnaa

Hadaan laynakala xadinee
Xidigii naftaydoo
Waa inoo xagaagiyo
Xaruntii jacaylkiyo
Xiisa Badan Jigjiga

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (guledcase)

  • waa inoo xagaagiyo xurruntii jaceylkiyo Xiiso badan Jigjiga Inshaallah xagaagan waa ku soo gaari doona mudo waan kaa maqnaa ilahay waxaan kaaga rajaynayaa in aad ku waarto nabad iyo barwaaqo... JIGJIGA WAAN KU JECLHAY WAA MEESHAN KU DHASHAYKUNA AQLIYAYSTAY.

  • SOO DHAWOOW SXB WITH GACM)O FURAN

see all

All Comments (22)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • viva in jijiga

  • SIDAAS WAAYE BEESANI WILIGIIN JOOGA OO JIIRA .

  • NOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO­OOOOLADA OO ILAAAAAAAAAAAAAAAAAAAH HANA SIIYO WAX FIICAN OO LAGU BAR BAARO UMAD SOMAALI OO DHAN IYO . DADKA WALLAHEENA GEESkA AFRIKA HANOOLADAA OO NIMCO IYO RAVAAXO BADAN. AYAA ILAAH IDIN SIIN DOONA. ILAAH AYAA KOR iDIINKA FIRSANAYO.

  • ala dhila badnaa ogadeenku balaayo idinku dhacda y

  • jigjiga ha noolaato waa meesha aan kusoo koray iskuulkana aan ku dhamayey aad na waan u jeclahay ee ilahayoow dib ii tus iyadoo xor ah

  • Baabashikhow ncas hanoqonnin .Jigjiga waa caasimadmaanta awwalna waxay ahayd asimad America lamid ah.oo waxa kunoolaa dad dhammantood Awowogay iyo kuwa kle ayaa dismeheeda lahaa.bartamaha iyo xuddunta Jigijigana annakaa disnay Faarax Dammeeyana wanu wada shaqayn jirnay .eeislayaab .qabyaaladu iyo is kala sooco waa doqonniimo..

    JigJIga hanoolaato .Miskiin koris Caano iyo Jaciyl badan.

    Nicmaan

  • Jigjigaay:Xaruntii wanaagay :Waan soosocdaa ,insha allaahu wanan iman doonaa dhawwaan

  • Xiisabadan,wanaag badan , jacaylbadan. Khayr badan .walaal badan,iyo Nimco badan JIGJIGA.JIGGIGAAY SALAAN BAN KUU SOODIRAY athiga iyo dadka kunool jigjiga & Nimco Xasan Faarax .

    The son of JIGJIGA : NIMCAAN MAXMUD YAXYE

  • waa inoo xagaagiyo GACALISO xaruntii jacaylka xiiso badan JIGJIGA....... alaa yacizak .. nimco xasan farax . i know you deeply also xagaa waxaa iiga muuqda xaaji kaash iyo ilyaas.. .. all waad salaamantihiin waxaan sidoo kale uga mahad celinayaa here...guledcase .. oo hestan qolkan kiinay thnks,

  • love This Song...

  • Long Live Jijiga.....

  • maansh allah waxaasa coda alaha unaxariisto way dhinteen dadkii heestan laha wyna ku mahadsantahay inantani inay dib inoo xasuusiso

  • jijiga hanoolaato waa meel aad u wanagsan oo aan high school ku dhameeyay jijiga senior high school oo waliba aan ku sameeyay jacayl aan inaba aan caadi ahayn i laayo hada waxaan xasuustaa xaafad layidhaa  seero amist jijiga hajirto

  • Nimco is coool. She performed at my wedding this summer in Jigjiga, I will upload the footage this week inshallah

  • Waaaw Nimco Xasan Afkaaga Caano Mac Lagu Qabay , Runtii Waa Fanaanad Magac iyo Sharaf u Soo Jiiday Reer Jigjiga Meel Kasta Oo Ay Joogaan .... Nimco Noolaw ina Adeer

  • wale wa xasusta ilmo hasan dhameye

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more