siciid sh.abukar(ilko jiir) waa abwaan da yar soona saaraay heeso badan sida;-sad iyo calaf oo ay qaadaan fadxiya fiska iyo fuaad cumer ama fadxiya fiska iyo wadiini, dhooley oo ay wada qaadan m.kasam iyo amina kuluc ,anna yaanan fududaan adna yay dad ku faqin. fanantiinta cabdi maax muunye iyo ifraax amoore iyo qaar kale oo badan
war heedhe neef baad tahaye magaalada isaga seexo
shiekhaamin 2 months ago
War walaalkay ma Waxuu NoqdaY Abwaan ,,,Mohamed Caabi Digaale.,,,waan ku Salamay my Broh ,,,Abwaanimada waa Ku Soo maxatay Mala Ma Digale Jamac bad ka Hiddo Racday lool ,,,waa Nin walaalka ah oo ku Salamaya bal Soo garo
sanaag81 1 year ago
saciid brotha ka hadal soomaalinimada runtii waxaad tirisey hees qaaliya
cibaaro 2 years ago
Saciid sheekh Abuukar Ismaaciil, ina abti waxaa kuu rajeynayaa horumar & caafimaad. Howsha wanaagsan halkaa ka wad. Waa ina abtigaa Cabdirisaaq
nabadraadshe 2 years ago
salaam c/w axyaa abwaan saciid sheekh abubaker waa halyey u soo baxay bahweynta gabiley noolow siciid waxa aad la karti tahay walalo allah ha u naxariistee mr qodaal walalo waan ku farxaa markaan arko ama maqlo heesaha aad fanka ku muujisay noolow heesna u samee degaankenii wacnaa ee qodaalka salaam all
sufiyaan99 2 years ago