Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

WARGELIN 10/17/09 - Lidwein Soomaali ku hadlaysa, Silent Cry & Qiso dhacday

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
32,668
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 17, 2009

http://www.wargelin.com/?p=182
Follow us on Twitter: http://twitter.com/AbdisalamAato
WARGELIN #1 (10/17/2009)
Barnaamijkan oo ah kii koowaad wuxuu ku saabsan yahay:
Lidwein Kapteijns oo Af Soomaali ku hadlaysa kuna heesaysa, maxaa noo diiday oo naga hor istaagay inaan waraysano Madaxweynaha Soomaaliya, majaajiliisatada Maraykanka Wanda Sykes oo ka hadlaysa Burcad Badeedka Soomaalida iyo sida la isaga ilaalin karo haddii ay kusoo weeraraan iyo Shababakada SILENT CRY oo aan kula jeclaanay inaad nala aragto.

Weligaa hadaad raadinaysay meel aad kala socoto Soomaalida, ha ahaato waxa ka dhaca gudaha ama dibadda, hadaad jeceshahay in qof aad rabtay oo aan weli la weydiin su'aalaha saxda ah in laguu waraysto, haddaba waxaad sugaysay way bilaabatay:

WAA WARGELIN.

Wargelin waa Barnaamij soo bixi doona todobaad walba. Wuxuuna ku saabsanaan doonaa warar, waraysiyo, dhacdooyin, sheekooyin aadan horay u maqal, faalooyin wax ku ool ah iyo wixii aad adigu (dadweynaha) ku soo darsatid.

Barnaamijkan waxaa soo saaraya dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Fikradaada waa loo baahan yahay ee albaabka horay uga soo gudub.

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (22)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • hey guys does anyone know the soundtrack of this program i mean the song at the end of the program?

  • ''horta baro tacliintiyow buuggiyo dhigaalkoow'' waaw amazing gd luck to her

  • this is scry white woman talking and sing in somali wow she is better then me what a shame

  • that was funny kick his to somalia

  • Amazing.. WELL DONE, WALAAHI AFSOOMAALIGA WAXEY KA BIDISAA SOOMAALIDA QAARKOOD, EVEN GRAMMATICAL WAA PERFECT.

    LADAN GO GIRL... WELL DONE.

  • kkkkkkkkkkkk ladan caadi maha waxaan rajaynaa in ay soo muslimtay oo diinta ay baratay.

  • God u guys r amazing, keep up da wonderful job & we look 4rwd 2 hearing mo. Regarding da white lady spking somali well what can i say but well done & let ds put 2 shame somalis who cant be bothered to spk their own language

  • This is awesome news.

  • Does she have to be?

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more