Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Cawaleh - Hargeisaay Ma Nabad Baa + Lyrics

Loading...

Sign in or sign up now!
70,993
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 16, 2007

(download this song on http://somalilandtalk.com/node/1059 )The shining star of Djibouti Cawaleh Aden oo amanayaa casimada dalkeena Hargeisa (Caasimada Suugaanta iyo hal abuurka Soomaliyeed).

hadal loo riyaaqiyo
hawraarta maansadda
halkaraan qadarinloo
heenseeyey gabayadda
halkuu eebe dhigayeey
hargeysaay
gayiga hoboladiisiyo
heesaaga caan baxay
rugtii lagu habeeyeey
fanku heer ku gaadhaay

hoygii murtidda iyo
hooyadii abwaankaay
marka hore bariidiyo
hambalyiyo salaan baan
hadyad kaaga dhigayoo
waad hooddo badantee
hargeysaay ma nabadbaa

ninna haybadaadiyo
hibo eebe kuu qoray
habeen kaama qaadee
horey bay abwaaniyo
hobolo kuu amaaneen
hargyeysaay
taariikhda hodanka ah
ka habaabi maayee
rugtii ugu horeysee
xornimada u heestaay

hoygii murtidda iyo
hooyadii abwaankaay
marka hore bariidiyo
hambalyiyo salaan baan
hadyad kaaga dhigayoo
waad hooddo badantee
hargeysaay ma nabadbaa

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (harguees)

  • am not isaaq but the song is amaing

  • Hargeisa waad casimada reer Somaliland oo Dhan, it aint just a Isaq issue. thanks to cawaleh.

  • PPL Hargeisa got A New Tourist NAME. Like I love New York or I`AMSTERDAM for my capital is YOU-AREGEISA

  • cawalee miyaad kuu badhanayssa khadra xaayd miyaa?Wwaar niinkanii waa shaydaan nolashaa ayuu fahmaay lool sidaa kuu waad .

  • I will answer u take that as lesson 1: he just doing what te somali big artist done from Cigaal to Hibo nurA to jubba.

    lesson 2: kadra xaayd na she knows her root and she is ur first lady ka nax anba ku farax.

    lesson 3: Gabyalada jooji dalka wa lagu la leyahay. un petit peu d`inteliggence est desirable.

Top Comments

  • la jecloow.. If u dont believe somaliland . U r mad man who needs psychiatric help and by calling Somailand ( JINI LAND) is an insult.Dissing S/L will not not make better.. Come to ur senses and say.! Kudos! Somaliland. Im from Mogadisho.. And i believe Somaliland ppl exceeded my expections...Never have i seen somali ppl who are so organised, so dedicated, so driven than the people of S/L.. I wish my Banaadir ppl were like somalilanders... Inshalaah ..

  • Waawareey ..inaba Caadi maaha.. Never thought Hargaysa was this big and beutifull... May Alaaah make u more prosperous ppl...ooH! hargysaa. we are asking ur prayers.. Pray for Us..!! Pray for Mogadisho ppl... remember!! Brothers go their separate ways but never abondon each other... Those who hate U(Somaliland)- hate u because there jealous. U proved them wrong.. Ur beauty,peace strength, and unity shows that you are on the right track...

see all

All Comments (77)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @Dabayl woow thanks walaalo i wish all my borther and sisters from the south will understand like the way u do but ur smart and we as somalilander hope that one day our somali ppl will have peace and stop fighting..insha alah.

  • I am a citizen of Somaliland,and i adore Hargeisa,but i swear that i welcome and respect every somali person who treat me with mutual respect and loves peace as i am.but the followers and orphans of late big mouth(afwayne)who bring death and destruction wherever they go are not welcome.thank Allah we restored our land and freedom,rebuilt and reconciled.

  • @Dabayl Sxb waan u duceyaa muqdisho maalin kasta markaan xasuusto. uguma duceeyo maadama oo ay ka soo jeedan dad sidaada oo kale qarlbi fiican ee waxaan ugu duceeyaa maadaama oo ay yihiin dad walaalahay ah oo ila dhashay aan aad u jecelahay. taasi oo aanan kaga haybadaysanayn xitaa hadii ay dadka reer muqdisho ay somaliland ku ahaan lahaayeen mucaarid BOQOLKIIBA BOQOL.

    ilaahay somali ha is jeclaysiiyo aamiin.. aamiin

  • @harguees afkaaga caano agu qabay harguees. Hargeisa maanta waa A Kapital laga soo helayo cid wal oo soomaali ah marka laga tago dadka reer somaliland. and I,m very proud to be nin reer Hargeisa ah.

    Sidoo kale hargeisa maaha hoyga murtida somaliland, ee waa hoyga murtida soomaali oo dhan waayo hargaysi waa warshedii soo saartay fanaaniin badan oo laga jecelyahay gayiga soomaali oo dhan sida Hassan A Samatar iyo A-Qaadir Jubba

  • walaahi thank you aad baad u mahadsantey

  • it says "+lyrics" but I don't see any!!

  • i love my home town hargaysaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaa

  • @qaala

View all Comments »
Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more