Wax la copy gareeyo ceebtaasey leeyihiin, Khadiijo heesta waa ku rafatay, waxaa aad ugaga cod macaaneyd qoftii lahayd heestan Khadiija Hiiraan (original) tani garab bay ku soo gashay fanka iyo xaaska Sangub, laakiin sheekada riwaayadda way ku fiican tahay, iney heesto looguma tala gelin, kkkk.
salah qaasim Naaji wuu ku raaxeestay heesta lakin qadiijo cod ma heeyso but she is really good wife (abwaan singub's wife) she was in qabyo2 waxay jileysay sangub gabdhiisa

Hindisaa 9 months ago
Waalaalayaal aniga mariyoonaa meese sas aayaaba loo CADEEYAY , HEESAA WAA FIGRAD BADAN YIHIIN , NABAD.
MsHalling 1 year ago
feynuus waxaa guursaday reer waqooyi gabar ayey u dhashay gabadhiina mar dhaw ayaa lagu guursaday london,gabadhaan heeseysa waa xaaskii sangub caruur badan ayey u dhashay mareykanka ayey joogtaa,saalax qaasim wuxuu guursaday saado cali gabar ayey u dhashay oo saado iminka ka dheer iyaguna mareykanka ayey ku nool yihiin.
TheWaiting22 1 year ago
saalax qaasin khadiija love love
f49218 1 year ago
waaaaaaaaaaaaw
thanks dalmar sxb
saalax qaasim naaji waa fanaan iyo mulaxan qaali ah khadiijo waa fanaana fiican ayadane intii cayaartay sida ala ha u naxariiste abwan meycaad miigane iyo feynuus
thanks again dalmar
baxuur 1 year ago
omg the lady has bad bad voice if it wasn't for the weird dancing she will make ppl deaf god what an ugly voice hahaha sheesh
maryanna1231000 1 year ago
mubarak21 feynuus sh. daahir wax ay joogtaa london
SuperLuula 1 year ago
salaan akhayareey qofta heest laa qadaysa salaax qaasim waa khatiijo ee faynuus shiikh daahiir xageey kuu danbeeyseey fankii miiyeey ka baxadeey warka hoboladi wabari soo faahfaahiiya waad salaaman tihiin
siidaa iyo nabadeey
Mubarak21 2 years ago
salah qaasim Naaji wuu ku raaxeestay heesta lakin qadiijo cod ma heeyso but she is really good wife (abwaan singub's wife) she was in qabyo2 waxay jileysay sangub gabdhiisa
beeso88 2 years ago
Waa Faynuus Qofka Niinkinaya Waa Cadaadda
Boonkaay 2 years ago