http://download.yousendit.com/B2BA9EA1686D7601
this is little video me and my good friend made. We wish for Somalia, peace, tranquillity, prosperity and first-class justice.
edit: the lyrics of the song in somali
Markaan ku arko Waan
ka maqsuudi lahaa
muragadaan qabee
hooyooy macaan
muuqaagu wuu
iga meyri lahaa
dhibtaan soo mare
hooyooy macaan
intaan kaa maqnaay
waa maaganoo
manfac iyo hurdaba
waa iska maanacee
hooyooy macaan
mama aragtidaa
anigoo makiyo
madiina tagee
xajkii soo maree
hooyo magan ilaah
markasta ahoow
maamooy dhib aa
iga soo martee
miisaan xaq ah
la ma magi karee
minankaa janada
mowla ha kaa dhigo
markaan ku arko waan
maamuusi lahaa
waad mudan tahee
hooyooy macaan
murti iyo amaan
baan u marin lahaa
ma huraankiiyeey
hooyooy macaan
dadka moogayaan
u maqashiin lahaa
maalin iyo habeen
u macneeyn lahaa
mama aragtidaa
anigoo makiyo
madiina tagee
xajkii soo maree
hooyo magan
ilaah markasta ahoow
maamooy dhib aa
iga soo martee
miisaan xaq ah
la ma magi karee
minankaa janada
mowla ha kaa dhigo
markaan ku arko waan
maamuusi lahaa
waad mudan tahee
hooyooy macaan
we love u hooyo macaan laa,aanteed abaar hooyo macaan hanolaato viva hooyo macaan umaaaaaaaaaaaac hooyo macaaan
qalanjo78 3 weeks ago
@MrNico1000000 u r a mothafuckng gay
UCHIHAmadara40 1 month ago
add on xbox jimmyleslie1000
JimandDaveEIRE 2 months ago
gay
MrNico1000000 2 months ago
I love all of Somalia and Somalis. I'm glad that I was born of a Somali woman.
anisa60 3 months ago
Hooyooy Macaan
daauus 4 months ago
hooyo macaane ur d best walahi ilahey ima kaqaado alx hadaan kuhesta walahi hoyo macaane waligaa janatul fardowsa ilahey haku galsho inta walid nah hagalsho hooyo lama huraan waaye halahee uurka kusoo waday aaba kudigi karin hooyo xaqeeda lama kudi karo aabe waala gudi karaaaaa hoyo weey kula rafadeysaa walhi markey daleysana nah dimasha iyo nolol ayee udhaxeysaa ilahey hoyo maqaado i love uuuuuuuuuuuu hooyo macaane saaid ayaan kujeclahay ilahey kuma qaado mom ur my world mom
muna889 4 months ago in playlist been mahan eedo iyo hooyo isku mid mahan eedo xaasid waye
hooyo waa lama hiran man sh aallah hooyo macan waa iftinka nolosha waa ayatinka mustaqbalka hooyo la,an qofka aduunka waa ku rafadaa somaah ILOVE U MAMA
doodisha 5 months ago
wow i love this song people you should love your mom beceuse she is the who made who you are today
ayub116 6 months ago
nice tune. the pics are clear indication how my somalia( and urs) has changed and how thechain of generation is broken. can you say stupid civil war!!!!!! are we still talking qabiil---- poor us----aaway the true leadership-true wadani and true waxgarad.
DearHyenabite 7 months ago in playlist SOMALI SONGS 2