SOO LEEF HAWADA
Top Comments
All Comments (23)
-
haye waa beelo
-
qof muslima uma fiicna inuu sidan yeelo diinta ayaan lafaham saneen ee halaga saaro
-
subxaana lahaa walalaayaal halga saaro yuutuubka wax ale waxii hurya sameeyay ee majaajilo ah ileen maaha qof dumara ah waanu dhintay
-
haha so funny merci pour l'avoir poster <3
-
so damn funny walahi
-
@bellakiin, Macaano iyo macaanto, waa kalmado aad u jilicsano labeebyadu ay is dhahaan, waqooyiga lama yaaqo. waaryeda iyo naayeda ayaa dhaanta.
-
hargaysaawi ma waxaad ku faaneysaa in leys yiraahdo waryaa iyo naayaa lolz waa cajiib annaga xageena ceeb weyn ay ka tahay iyo bilaa xushmad in leys dhaho naya iyo waryaa aqas... annaga waxaan is dhahnaa aboowe macaan iyo abaayo macaan iyo macaanka ama macaanto maansha alaah waa erayo raxmad iyo xushmad leh oo macaan ah laakiin idinku bilaa aqlaaq baa tihiin saas idinkugu wacan huh
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
k micad iyo saluglaaa so fuuny kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk -
hargeysaawi10.
muqdisho afkaala kalabax shartuumaa ku dhashaye,hadii lahadlaba maxaa muqdishoow uga hadashaan waraa muqdisho waa caasimada somalia waligeedna waa haan doontaa insha alaah.
VivA MUQDISHOOOOOOOOOOOOOOO
-
kkk rubayqa naag iyo nin miyaanay ahayn naa iyo waar waa af somali caadiyee.aduu ma muqdishadii afka jilicsanayd baad tahay......waxani waa af reer waqoooyiye la qabso waa afkii ragee ..... abaaaaaayo baad doonaysaye..
obviously its so funny it makes me to keep laughing for a while god bless them and give your mercy "both are past away"
kingburco 3 years ago 5
hahahahahahah so funny
hargeisawiyad 3 years ago 4