Hadaad intaas ku qanci waydo " nationalism" kaagaas beenbeenta ah, email kaygaan ku siin si aad ii barto taariikhda aad sheegayso inaad ogtahay. Waxaad tahay kuwa aaminsan kii walaa ee Ina Cabdile Xasan iyo tuugii Siyaad Bare baa Somali Xabashi ka celin jiray. Waar soo akhri taariikh da, tuusaale ahaan Axmed Guray, Imam iyo waxu ahaa leader Adel empire 1506_1543 Xabashi buu la dagaalay uu waliba jabiye. Ma Siyaad ama Ina Cabdile Xasan baa meeshaa joogay? Beerlaxawsi qabiili aniga ha iila iman.
Horta barasho ma xuma, laakiin waxan waan darsay aad ka hadlayo, inan yar oo Calanka blue ga ah ee beenta meehaas lagula warwareego ku soo toosaad tahay. Waar waa halkee halka ay Axmaarku xukumayeen? Ma waxad aaminsatahay ina Xamar ay ahayd meeshii gugu horaysay ee dagaal Somali iyo Xabashi ku dhexmara? Qaqligaa xun, waan aqanaa Somali iyo Xabashi waxay yihiin, laakiin kaa dhagasna maayo adiga iyo midkale toona " natioanlism" been been aha ood qabiil yar ku soo dhuumato. Duli.
Waxaad meesha la soo kanbadhuudhaa hadalkii Al-shabaab, markaad leedhay dad " la soo adeegsaday," Waar sow xaq uma laha inay ayahood ka tashaan? Jaahilnimo ayaa kaa haysa ee soo akhri taariikhada Somalida. Somaliland dadka ka yimid baa dalka aan haatan jirin ee " Somalia" la oranjira sameeyeey. Iyaaga calan kuula soo careray, markay cadaadatay inaan la wada noolaan karany, hadii aya dantooda ka tashadeen, ma waxaad rabtay jaahilkaagaas oo kale inay dantooda u daba fadhiistaan? Duli
somkiwi horta wad salaaman taha kabacdi waxaan ku sheegayaa rayale macaayin quraanka laahiin moor yaan soo xiratay cimaamado oo dad muslimina qarxinaysa alshabaab maahee waa alshaydaan waan ku raac sanahay mafahantay
malyunjano 3 years ago
talo ahaan dad kaa hooseeya oo waa hore dhintay iska daa danbi ayaa adiga kuugu sugan khalad iyo sax waxii ay lahaayeen hada tage riyaalaha aad taageersantahey waa kan quraaka caayay (kal soco internet ka ) iyo idaacadaha ragaa iyo rag la mid ah baa difaacayay dalka iyo dadkaba adigunaa weligaa waxaad ahayd daba dhilif gaalo daba orod tusaale waxaa kuugu filan Wasiiradii matalaysay dowlad ku sheega hargeysa ee amxaaradu xukunto tiri "Waxaanu nahay agoontii ingiriiska boqoraduna waa hooyaday"
Somkiwi 3 years ago
Hadaad intaas ku qanci waydo " nationalism" kaagaas beenbeenta ah, email kaygaan ku siin si aad ii barto taariikhda aad sheegayso inaad ogtahay. Waxaad tahay kuwa aaminsan kii walaa ee Ina Cabdile Xasan iyo tuugii Siyaad Bare baa Somali Xabashi ka celin jiray. Waar soo akhri taariikh da, tuusaale ahaan Axmed Guray, Imam iyo waxu ahaa leader Adel empire 1506_1543 Xabashi buu la dagaalay uu waliba jabiye. Ma Siyaad ama Ina Cabdile Xasan baa meeshaa joogay? Beerlaxawsi qabiili aniga ha iila iman.
Ducaale179 3 years ago
Somkiwi,
Horta barasho ma xuma, laakiin waxan waan darsay aad ka hadlayo, inan yar oo Calanka blue ga ah ee beenta meehaas lagula warwareego ku soo toosaad tahay. Waar waa halkee halka ay Axmaarku xukumayeen? Ma waxad aaminsatahay ina Xamar ay ahayd meeshii gugu horaysay ee dagaal Somali iyo Xabashi ku dhexmara? Qaqligaa xun, waan aqanaa Somali iyo Xabashi waxay yihiin, laakiin kaa dhagasna maayo adiga iyo midkale toona " natioanlism" been been aha ood qabiil yar ku soo dhuumato. Duli.
Ducaale179 3 years ago
As much as i like this guy... but i think his time is up... we need new face.. new presdinet
faysalburco 3 years ago
Ducaale waxaadan fahmin marka aad leedahay Soomaliya oo aan dal aheyn bay Somaliland dal ka dhigtay, waa aqoon xumo waayo waxaadanba ogayn in gumaysigu uu kala gooyay markii hore , oo uu kuu bixiyay magacan aad wadato Somaliland, kadibna dad wax garad ah ay isu yimaadeen, haatana Amxaar aad raacday, oo aad tiri waxaan ahay agoontii ingriiska, sorry soo baro taariikhda, inta aadan wax soo qorin, waa lagu xukumayaa dadkii weligaa ku xukumi jiray, aama amxaarada ka mid noqonaysaa injirta leh
Somkiwi 3 years ago
Somkiwi,
Waxaad meesha la soo kanbadhuudhaa hadalkii Al-shabaab, markaad leedhay dad " la soo adeegsaday," Waar sow xaq uma laha inay ayahood ka tashaan? Jaahilnimo ayaa kaa haysa ee soo akhri taariikhada Somalida. Somaliland dadka ka yimid baa dalka aan haatan jirin ee " Somalia" la oranjira sameeyeey. Iyaaga calan kuula soo careray, markay cadaadatay inaan la wada noolaan karany, hadii aya dantooda ka tashadeen, ma waxaad rabtay jaahilkaagaas oo kale inay dantooda u daba fadhiistaan? Duli
Ducaale179 3 years ago
Riyaale af Somaliga laga habaaray mise wa isnasakhayaa.
hiigsi 3 years ago