Tariikh: isaraacii Waqooyi iyo Koonfur (Somaliland-Somalo italiano)
Uploader Comments (miig2006)
All Comments (7)
-
1960 kii Siyaasiinta Somalia way ka badiyeen siyaasiintii Somaliland: dhinac walba: aqoon, maamul dawladeed iyo hoggaamin siyaasadeedba. Sida tariikhdu sugayso Somaliland siday u dhammayd ayaa hal mar la liqay. Dawladnimadii bilaashka lagu dhiibay waxa lala soo noqday iayadoo QAALI ah oo 200 000 qof u waayeen naftoodii. Welise siyaasiinta Somalia way ka horreeyaan kuwa Somaliland, Mar kale haddana ma liqiyaan?
-
QALADKII DHACEY DHIB MALAHA EE SIDII UU DIB DANBE AANU INAYGU DHACI LAHAHYN IN FALOWGEED LA QABTO WEEYI
-
never ever the big mistake of somaliland
-
@Miig, Indr qoraalka aad meesha ku qortay ee aad clip-ka ku camirtay baa muujinaya cuqdada aad qabto, xisbi magacii anigu ma arko aad meesha ku qortay ee magaca cigaal oo shakhsi ah ayaad ka dhigtay inuu umad dhan keligii kaxeeyey oo geeyey konfur, markaa aad wax qorayso faruhu yaanay kaa xadin cuqdada calooshaada ku jirta. cigaal-na ugu soo jiidi kari maysid cadow, hadaladan caantaynka ah ee aad qorayso! Do u still think inaaad ku saxsantahay qaabka aad u qortay qoraalka clips-ka ka muqda?
Miig2006 , Shacabka meel hakaga dhicin, midnimada somaliyeed waxay ku timi go'aan shacbi, waxaana rabay oo dhulka isla dhacayay shacabkii somaliland, oo lahaa fikradda, heesaha, jibbada iyo kalgacalka lagula midoobay somalia. Cigaal-na alle ha u naxariistee wuxu ahaa dadkii arintaa aan ogolaynba oo xitaa aflagaado kasoo gaadhay!
Ma fiicna in cuqdad aad u qabto cigaal aad u xambaariso inuu isagu isku daray somalia iyo somaliland. Umaddana meel hakaga dhicin.
UFIIRSADE 8 months ago
@UFIIRSADE Anigu uqdad cidna uma qabo camu. Tariikh ayaanu ka hadlaynaa dhacday, adiguna meel hoose ayaad ka hadlaysa iyo adeerkay ayaa lasoo hadal qaaday.
Somaliland Saddex Xisbi ayaa jiray Xisbigii SNL ee Xukunka markaas hayay ayaa hormood ka ahaa isku darkii, halka labada xisbi ee kale kasoo horjeeden.
miig2006 8 months ago