Suaalo iyo jawaabo oo arooska kusaabsan
Uploader Comments (Qoraan123)
All Comments (20)
-
Style North America aan ku arkay oo Aroos la muxaadareenaayo, aniga waxaan is iri LACAG la,aan ayaa haysata qolooyinkaas Muxaadarada ku gambanaya.
Ileen waa la inoo sheegayoo, waa in la farxaa, ma,aha in layska NIXIYO oo layska oohiyo...
-
Mansha Allah
-
Mansha allah allaha idin xifdiyo culumadeena jazakalah khairak waa su'aalo aad u muhiim ah mansha allah
-
fas'aluu ahla dikri in kuntum laa taclamuun.....ninkan ma wuxuu ka xunyahay qubuurihii lagasoo faagay waa kan meel walba wadaadada ku caynaye sh umalna asagoo caynayaan arkaye war af ku yuusan ku qaloocan bidcoole yahow
-
SUUFIYA ADIGA suufi aaba ahayde cilmiga aa wax ku duraysid intee ka keentay orod oo qabuuraha soo barakayso ehlu bidac waaxid shuyuukhdana allah ishiina hanooga duwo yac
-
Subxan allah, sheekhani xaguu ka keenay in aanan la iska cabsiin karin marka la joogo aroosyada?? oo anan laga hadli karin waxyaabaha dadka ka cabsiiya. Ma lihi sheekhan in uu qaldan yahay, laakiin naskaad aad baan u jeclaan lahaa in naloo waadixiyo. Yacni in arinta la dhaha sidaas baa la qaatay, iyo "maba banaana" way kala duwan tahay.
-
walahay wadaad kani waa funny kulahaa naaska waxaaba isku haystay ninkii iyo ilmihii kkkkkkk armaxuu wax fahan san yahay
-
wadad sida uu hadalka u wado saas maha xun .
Heesa maha music mid leh waa sida buraanburka ama gabayga .
Sidii asxaabiyadii CAatika ay ninkeeda ugu heesi jirtay !
saas u fahma maha heeso wax maanta jira waa music ,
Assalaamu calaykum wa raxmatullaahi tacaala wa barakaatuhu.
ittaqillaah!! walaalayaal
dadka kahadloosiin waa culumo
ilaaheey wuxoo yiri:
''Yarfacillaahu ladiina aamanuu minkum waladiina uutul cilma darajaat '' [ayaat]
Aroos oo niman iyo naaga iskujiraan maba banaano sida diinta sheegeeso
hadii naagaha gooni yihiin oo ayaka kiligood baraambur tumanayaan waa ok laakin naagihi iyo nimanki aa iskujiraan niigis iyo heeso may maashi fitnada kabilaabaneesay waatan.
Qoraan123 2 years ago
wallaahu aclam ani caalim ama mufti mi ihi ani xaa ahay cabdun daciif oo rabbigiis u baahan!
wa salaamu calaykum wa raxmatullaahi tacaala wa barakaatuhu,
Akhuukum fillaah
Qoraan123 2 years ago