http://www.bartamaha.com/ Suaashan ayaa waxaa weydiiyay Amaal Cali oo ka tirsan Xisbiga Hanoolaato, mar uu madaxweynuhu ku qabtay suaalo iyo jawaabo Chatam House London, suaalahaan oo Ingriis & Soomaali lagu weydiinayay maadaama ay dad ajnabi ahi joogeen qolka ayaa Amaal waxay wax ka weydiisay madaxweynaha arrintii beryahanba laga hadlayay ee ahayd in dowladda ku meel gaarka ah ay la gashay dowladda Kenya heshiis u saamaaxaya dowladda Kenya inay yeelato qeyb ka mid ah badda Soomaaliya.
Wax badan ayaa la sugayay in Madaxweynuhu ka jawaabo suaashaan oo kale, nasiib wanaag Amaal oo in badan ku guda jirtay arrimaha badda & xeebaha Soomaaliya ayaa weydiisay suaashaan muhiimka ah.
@shinasu1
This is the reality of the Somali children growing up outside of Somalia. Listen to the question; it is about the government violating its own rules. Anyone with a primary school education can understand that no one should sell out their resources and using your knowledge to protect your country is wadani.
Lovethetruthful 1 year ago
Amal Cali Hanoolaato wadankaaga waligaa saas u ilaalso.
Somalia Hanoolaato dhalinyarteedana ha u kacdo.
HanoolaatoSNP 1 year ago