Eid Jama "Batalaale" Heestii Amar-ALLE

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
697,985
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Sep 26, 2009

Hees Maqal Iyo Muuqaal Ah oo Uu Inoo Qaadayo Fanaanka Eid Jama "Batalaale".

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 14 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • Ciyaal Somaligu Ku YAR YAHAY, Ayaaba Meesha Qoraal Ka Buuxiyay Tasna Waa Dhaqanka Qurba Joogtta, Kow Dheh Takale Heestani Waa CAJIIB, Fanaankuna Waa Cabiib, Kii Tiriyay Ama Midhaha Curiyayna Waa Cajib, Laxanka Ka Saarayna Waa Cajiib, Musica Ka Saarayna Waa Cajiib, Inaganuna Wada Cabiib Baynu Nahay, Waa Inta Heesta Heesta Fahmaysa. AAAHEY..

  • Heestaan waa lugu been abuurtey... Waxaa iska leh Cabdikhadar Xasan Xuseen (AUN) iyo Shamso Maxamuud (Shamso Daadsan), Erayada waxaa iska leh Abwaan Bashiir Sheekh Maxamud. Laxanka waxaa ku laray Cabdikhadar Xasan Xuseen (AUN). Waxaa keydka hadalka ee Radio Muqdisho loo qabtey 10-04-1982-dii... Marka yaan meel looga dhicin Taariikhda Fanka Soomaaliyeed.

see all

All Comments (309)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • nice song but i didnt like the clip its like he's reading the News

  • BUDHCAD FANEEDKA BILAABMAY,CIID JAAMAC SAAXIIB CABDI KHDAR XASAN ALLA HAW NAXARIISTEE BAA HEESTA QAADI JIRAYE BEENTA NAGA DAA

  • guys to full of himself the real thing starts at 2:00 dont waste your TIME SERIOUSLY

  • Lol i never liked this song man i forced my self to like it . and i liked it wich is very wierd but now i think i dislike it again bcoz of some one really stupid .

  • caadi maahan heestan waa qatar "Amar alle uurkaad ku taala" been maaha wadnahaad kutaala... aniga ayaa soo qaadi doona

  • waaaaaaaaaaaaw fanaanka baxsane waayadan laholin waayey heesihiisana laga daba dhacay waa fanaan maanshaa allaah ah eid jama batalaale noolow waanka helaa codkaaga iyo maslixiyadaadaba

  • heestan waa hees qaali ah waliba uu qaadayo fanaan aad u codmacaan oo aan aflagaado loo quudhi... se hadaabad aragto fanaan la caayayo qarnigan aan joogno ee 2012ka waa fanaan jiritaankiisa la ogyahay lagana xunyahay guushiisa.. markaa waxaas ha u baxina taageerayasha fanaankan qaaliga ah ID JAMA NOOLOW ABIDKAA

  • and oh yea, that last attempt at "dancing" at the very end of the song.... ummmm cut that shit out, please! thanks :-)

  • That gotta be THE longest intro in somali history!!! sheeeeeeesh naga qaaleyaah nooh LOL

    nevertheless AWESOME SONG!!!! DOPE!

  • wtf!!! maxaa ku kalifay yarka muqaal uu hido u laheen.....magacii "clip" meel u kaga dhacay ninkan....  sida kale heestu waa nikel.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more