Al Shabaab kahor baan Muslim ahayn, Quraanka naqaaney, Ee aan diinteena ka dhacsano
Top Comments
All Comments (26)
-
baraka allahu ajar iyo xanad allah kasiiyo
-
amaanta yahuuda iyo kuwa lacagta ku siiyo aad ka qaadato .... amaantooda muxaadarane waan kaa sugaynaa ,.... ninkaan umadyahay halabaaro waa basaas ayan u malaynaa walahi daciiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
if duli ah. -
ninkaan waa nin daciif ah oo fulay ah camiirne u eg lacagsoo qaatay.... waaana al-ictisaam.... alaw naga qabo
-
nin kanoo kale lama dhageysto
-
adoo kale waa lagu yaqaan waxaa tahay raga masaajida yurub mashruucyada ka dhigtay oo dadkii muslimka waalay aduunka waxaa ugu daran markay habarwalba ay diin kahadasho ninyahaw adi somali waxba uma ogid oo waa kasoo qaxday hadii la qabsado iyo hadii kalaba adiga ceyr un baad dhuuqi ee bal maa ceyrtaada iyo meelaha aad mashruucyada ka dhigatay iska ekaatid
-
jaajuus fawqal jaajuus haduu culimo xushmaynayo oo rabo in ay culumo wax sheegto maxaa asaga meesha soo taagay. markaa iska dhigaysid caqli loow ma somali oo dhan baad ka caqli badantahay. inta aadan dad wax u sheegina adi horta hakaa muuqato sunnada garka ayaa ugu yar oo waataa aad marba dhinac kasoo gashay. mida kale ciidamadii somalia oo isku dili jiray xabashida iyo falastiiniyiinta yuhuuda isku qarxisa maxaad ka leedahay. ragii saxaabada lagu tuuray qalcadii gaalada si ay irida wayn
-
shiiqu caqli badanaa toloow ma ummad dhan buu ka caqli badanyahay laakiin caqligiisa dadka ugama faaiideeyo aan ka aheen inuu ceyr qurbaha ku dhuuqo. ninkaan nimankii ruusha iska saaray buu dagaalkaa ka baqayaa inuu jihaad ku sheego. war ninyahaw meel iska fadhiiso ceyrtaada iska dhuuq
-
qolooyinkan sheegtaa iney dibadda dalka ku nool yihiin waa xoolo iyo eeyo aan waxba kala ogeyn, maantana waa la arkey silica ay ku joogaan yurub oo iyagii qaxootiga ahaa ayaaba dib ugu hanqaltaagaya Soomaaliya maadaama lagu balanfurey oo xabsiyada laga buuxiyey oo ay cabsi ku joogaan. waxay ka xun yihiin in cadow shisheeye dalka laga sifeeyo, waana xaasidiintii dalka ku xaarey ee qabyaaladdu ka buuxdey
-
Allah kabbah booh kidlajeghe Youhéé.. What the fuck are you talking about?
-
maasha allaah eebe ha kuu danbi dhaafo janadiisana ha kaa warasho
One of da best Khudba i've ever listen!! Shiikh Jasaakallah hadii aan awoode waxaan ku gudooon siin lahaa KHUDBA OF THE YEAR !!!!
muyuhu 2 years ago 6
ilaah subxaana watacalaa xaqa hana tuso amiiiiiiin somalia waa babasan tahay maanta waxaa loo ciqabayana waa dinti islaamka oo ladayacay ee allaah haloo noqdo iyo diinta islaamka waan hagaagi doonaye insha allaah shkh waa mahad san yahay ee aaaaaaaaaaaaaaallaaha xafido amiiiiiiiin
xtermix3 2 years ago 3