Xafladda Soomali Week ee lagu qabtay 24kii October, 2010-ka London, ayeey ka qeybgashay Suxufi Amina Mussa Wehelie, lakiin markaan ma ahan saxaafadda xageedee waxeey soo bandhigtay sugaanteeda iyo xirfadeedii qarsooneyd, waxeyna sumcad ka kastabatay, abaano soomaliyeed oo sharaf iyo qadarinba ku leh soomalida dhexdeeda, ooy ugu horeeyaan, abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi, abwaan Axmed Saleebaan Bide, majaajiiliiste Boon Xersi, iyo Garweyne, iyo qaar kale oo farabadan oo habeenkaas munaasabada joogay.
Daawasho Wacan.
Link to this comment:
All Comments (0)