Booqashadii Jabuuti ee M. Siyaad Barre - Qeybta 1aad
Uploader Comments (XasanBurhaan)
Top Comments
-
aniga somaliland ayaan ka soo jeedaa lakin siyaad bare oo kale somali kama dhalan doono
-
Allaah yaa Arxamu Mohamed siyaad Barre
All Comments (48)
-
alle uma naxariiste naarta alle ha ku fogeeyo
ninka aayad quraan ah badalay naxariis ka dheer
alle naarta jaxiima kugu fogee
-
@toosane44 kuguma raacsani arrinka ah inuu siyaad barre oo kale uusan somali ka dhalan doonin, insha ALLAH kuwo asaga ka fiican baa somali ka dhalan laakiin waxaa tahay qof aan qabyaladiste aheen
-
@Jaalediid hate and qabiil mentality is illness that kills mens heart. I am sure your qabaliste I would say you cannot cover the sun with your arms. siyaad barre did mistakes and I appreciate clean heart somali pple to cretisize him because he was their president but I do not like pple like you that hate him because ALLAH made him marehan. I am marehan and my parents were poor under the rule of mohamad siyaad barre but if you hate marehan talk to me than I will knock you down bustard
-
@Jaalediid waxbana ha is qarqarine waxaa qurun qalbigaaga ka buuxa soo dhig banaanka. hadii ina adeerka aa hoosta gashanaysid ood rabin inaa sheegtid inuu ka xunyahay siyaad barrena aa ku sheegaysid fircoon dee daacadnimo lagama sugayo ogowna aakhiro labaduba ina adeerkaa iyo siyaad barreba waxay hor istaagi ALLAHA caadilka ah. mida kale ma fiicna in mawtida sidadban loo caayo siyaad barre wacal maahan wuxuu ahaa Madexweynihii ummada somaliyeed wuxuuna ilaah ka dhaliyay marexan somali ah
-
@Jaalediid sxb adey kulatahay in lacaabudo midhaa ninkaan waa dhintay wuxuu kasbadayba, laakiin waxba ha xaqirin. waxaa larabaa inaa daacadtahay. ina adeerkaa oo asaga ka dadnimo xun ka wadaninimo xun ka xaaran badan baad hoosta gashanaysaa oo amanaysaa kuna raacsantahay in ummada somaliyed kala tagto. mida kale caadifad meesha ay kaa gaadhay bal magacaaga fiiri jaalediid. mida kale ogoow qofna qofkale danbigiis ma qaadayo.
-
Uma jawaabi karo nin sida Ilaaahay u caabudaya qof la mid ah. Oon ogalayn in runta laga sheego. Maxaan ku nacaa Siyaad qabiil. Walaaahi waxaan aaaminsanahay inaanu Marexaan ahayn, oon Daarood ahayn, oonu Soomaali ahayn. Laaji buu ahaa Ilaaahay Soomaali u soo diray. Inaad nacdasho bay ahayd hadaad damiir leedahay.
-
@Jaalediid ninyahaw nimankiinaan quuqland isku magacaabay ee ummadii somaliyeed is jecel si kasta ay isku galeenba runtana ogaaday kuhaya maxbuusnimada iyo inay amxaar hoos geeyaan ummada somaliyeed ee waqooyi. heer waxay gaareen sirdoonka xabashi ee idin xukuma ay dhahaan wiilka hargaysa wuxaa uga dhaw wiilka xamar wiilka ethopia jooga. marka waxaa oo dhan wuu ka fiicanyahay siyaadbarre ee ogoow hadaa qabiil ku necebtahay dee carradaa ku dhimo meelahana ka nacnaclee sida naagihii ama xabashka
-
Nin Xaaraan ku nool ahaaa wuu tebayaa Siyaad Barre, nin xalaal ku nool ahaaanaa wuu habaari doonaa magaciisa. Siyaad Barre, wuxuu gooyay maalinba xidid gooyay geedkii Soomaaaliyeed. Markiu u dhacay geedkiina wuxuu eedeeyay kuwii riixay. Waar dadka yaa baray in la iska dilo?. Yaa baray dadka in la is xasuuqo.? Yaa baray dadka in xukunka la boobo.? Wuxuu jideeyay xumaantii. Ilaahay uma naxariisto. Waxaa uu ahaaa Fircoon Ilaaahay u soo diray Soomali. Dal buu qabsaday dhisan, Muxuu ka tagay.?
As u all know Siyaad Barre Passed wearing only daiper in Nigeria oo xaarka isku siidaynaya, maskaxdana isku darsan tay, waxa waxaas oo dhan ugu dhaceen waa dhibaatidaa iyo xaqdaradii uu dadka somaliyeed ka galay,,,,,,,,,,,,,,,, if u ask me he is burning in hell now,,,,,,,,,,,,,,,,, i am glad that dictator died slow death.Those of u who are dreaming there would be one united somalia near future, u just dreaming & u have right to dream.
Geelljireqoqay 8 months ago
@Geelljireqoqay Magac been ma sheego. Intaas baan jawaab kuugu filan. About dreams...the World was build by dreamers. So we shall continue dreaming.
XasanBurhaan 8 months ago
maya
Carab dhulka soomaaliyeed joogtaa ma jirto oo dagaaladii ayaa lagu laayey loomana ogola dhulka soomaaliyeed badankiis, hase-yeeshee waxay carabi ku dambeysaa Jibuuti, halkaasna waa laga sifeyn carabta sidaas ula-soco
generalwow 3 years ago
Ninyahow, ama wiilyahow bal horta is deji, seeftana meel iska dhing. Carabta, waa walaalahayaga, waa deriskayaga, waa dadkayaga, si kasto ha ahaadaan, xumaan iyo wanaagba. Cidna kaama yeeleyso hadalkaas! Aniga kolley kaama yeelayo.
XasanBurhaan 3 years ago
jibuuti waa dhul soomaaliyeed
generalwow 3 years ago
GeneralWow, qeyb ka mid ah Jabuuti ayaa ah dhul Soomaaliyeed (Konfuurta). Qeybta kale waa Cafar (Woqooyi). Waxaa intaas dheer in Carabta Yemen ay degen yihiin, awood dhaqaalana ku leh, gaar ahaan ganaacsiga. Laakiin dhulka marti bay ku yihiin, haddii taariikhda la fiiriyo. Berri ka maalin, Cafarta (sida Soomaalida) way midoobi doonaan, taas oo cabsi ku hayso Jabuuti, Itoobiya iyo Eritreeya.
XasanBurhaan 3 years ago