Daawo Filimkii Shariif Shalay iyo Maanta SomaliMidnimo com

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
38,548
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Apr 30, 2011

No description available.

Category:

Film & Animation

Tags:

License:

Standard YouTube License

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (28)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wax laba carab ku kala hadlaya waxaa laga haya dunida, kutubka gaalada ay aaminsantahay Bibelka) iyo madaxwaynaha somaliya shalayna ahaa nin argagixiso ay ugu yeertay gaalada. maantana ah ninkoodo. waa mucjiso.

  • 0:22 iiiiiiiih Xataa tatabica millatahum niniiiiiiiiii Woojo Woojo ku ceshada XD

  • SHEEKH SHARIIF AL-SHABAAB MA AHEYN OO ISMA QARXINEEYNIN DADKANA IS QARXIYA MA DHIHIN LAAKIIN WAXA UU LA DAGAALAY HOGAAMIYE KOOXEEDYO IIBSANAAYAY DADKA KANA IIBINAAYAY,

    LAAKIIN HADDA WAXAA YIMID KUWO SOOMAALI OO DHAN GAALO KA DHIGAY MARKA KUWAAS AYAABA KASII DARAN, ANNAGU WAAN OGNAHAY IN GAALADU AANAY JECLEYN ISLAAMKA, LAAKIIN KA WARRAMA ALSHABAAB OO YAHUUDU AY TAAGEERO SIISO HUB IYO LACAG KUNA LAAYNAYA SHACABKOODA

  • Shiikh shariif shalayna waa saxsanaa, maantana waa saxsanyahay. Salaad sideey kuu qabataa loo bixiyaa Rasuulkeena C.S.W ayaa Gaaladii Maka heshiis la galay si uu dantiisa ugu gaaro. Marka anigoo taas ka tusaale qaadanaa Shiikh shariif ilama qaldana hadu maanta Gaalada ku daneeysto. Go Shiikh shariif, noogu daneey Gaalada, Dalka aan ku dhisano.

  • kan ilaahbaa madax inooga dhigey .. mooyee wax ma oga .. hase ahaatee waa amar ilaah walaahi wax ma oga warkiisa xitaa wax uxisaabtan ma ahan lkn wuu ka sheekeen doonaa ilaah hana qabto waa calooshiis u shaqeeste kii ugu weynaa afriko....

  • wa arin cajiib ah walahi subxanalaah alow so hanuuni wixi dhunsanba sharif sida ow hadalkisa is ku burinayo taasaba marqati ugu filan hadi nin wax garto ow yahay alow kuso hanunuuni kuwa kaso horjedana alow so hanuuni iyagana aaamin aaaamin

  • kkkkkkkk this shit is too funny..inaba caadi maaha kuwa ninkan difaacayo ma qabyaalad raqiis ahaa waa tan cadeen cad aad dhagahaaga ku maqleeysid how uu ninkaan yahay munaafaq 6 wajiile ah,marka soomaaliyeey haduu mid walba difaaco ninka ay isku qabiil yahiin hadii uu qaldan yahay iyo hadii uu saxsanyahay in ay difaacann marka goorma ayaan kala gar heleeynaa?

  • hes i big idiot,aan waxba baran,lix wajiilo ah munaafaqna ah/....

  • shariif ha idin waso doofaaryahey propgandada badan, shariif shaley & maanta waa sheekh sharaf leh shacabkiisana shafka u tuntey nabadne inagu dhaqo ee qaaciniinta alshabab oo sheeko raqistan isku aad aadisey ilaaha ka baqa, dadka jaahilinta idin rumeynayaaba iiga daran, waxi qaacina shacabka wa aogyahin kuwa diinta shaar ka dhigtey oo ina xasuuqey alsheydan............viva madaxweynse shariiiiiiiiif ka naxow naaaqus cadowgisa cagta ka hoos ya mooryan

  • waa wax lala yaabo tariikhda aduunka laguma hayo qof sidan oo kale ah ilahay haku soo hadeeyo sharifow waxaad ku sugantahay khatar aad uu weyn

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more