Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

SAHAN DIINEED

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
20,601
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 28, 2007

http://www.saafifilms.com Waa Nin soomaaliyeed oo diinta islaamka ka baxay hadana kusoo laabta markii uu ogaaday in wax ka fiican aysan jirin

Category:

People & Blogs

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 4 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (31)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Alloow adaa mahad iskaleh oo diintaada nagu sugtay Alxamdullilah

  • war ninkaan ma sii socdaa oo ma soo socdaa

  • Bishii Marso, 2010, ayuu ninkan cajal cusub duubay oo uu leeyay hadana waxaan ku soo laabtay diinta Masiixiga.

    Ninkan la yiraa Maxamuud Nur (Bush) hadda waa Masiixi sida aan maqlay runtase Ilaah ayaa og.

  • ninkan waa nin muslim ah sidaan hadalkisa ka dareemay waxu leeyahay iskaaga soo baxa taas diin maahine aniga ayaa soo arkee rabi hakaa xafiyo wixi ad sameesay towbadane marwalba wey banaantahay ee ilaah sheikh calim ah hakaa dhigo una sheeg ddkan diinta islamka dhahayo waan ka baxnay sida @mumtasa1 oo dhiig somali ah ku jiro ilaaah hasoo hanuuniyee

  • @mumtasa1 ilaah naarta hakugu fogeeyo suxunta dhawaqda ku amana musica ku amana halbood boodo ma llah ayaa lgu amana bood bood iyo music kufaaryahy adiga cml waa in qoorta laga gooyaa hadaa bara laheed diinta krishtanka maba ka baxdeen kulahaa ncalad alah hakugu rideeee gaalayahay dabada madow indhah aan ku saaro adiga cml waa tii janada aan ku gali lahaayee

  • nasiib buu leeyahay maadaama aan la dilin. qof muslim eh haduu diinta ka baxo in la dilo ayaa banaan.

  • Psa 150:6 Wax kasta oo neef lahuba Rabbiga ha ammaaneen. Rabbiga ammaana.

  • Psa 150:1 Rabbiga ammaana. Ilaah ku dhex ammaana meeshiisa qoduuska ah, Ku dhex ammaana samada xooggiisa.

    Psa 150:2 Falimihiisa waaweyn aawadood u ammaana, U ammaana si waafaqsan weynaantiisa sare.

    Psa 150:3 Dhawaaqa buunka ku ammaana, Oo shareerad iyo kataarad ku ammaana.

    Psa 150:4 Ku ammaana daf iyo cayaar, Oo ku ammaana alaab xadhko leh oo muusiko ah iyo biibiile.

    Psa 150:5 Suxuunta laysku garaaco oo codka dheer ku ammaana, Ku ammaana suxuunta shanqadha dheer.

  • awalba masiixi sax ah maadan aheyn qofkii jaceylka maiixa helo kama baxo adeer mida kale musikada ilahay kitaabkiisa ayaa lagu sheegey yaa loo bood boodaa oo la amanaa oon Ilaahay ahayn, adeer masiixiyada waa iftiin ee mugdi ayaad u laabatey

  • Iima muuqato ninkaan sabatuu Muslinka uga baxay markii hore iyo sababta hadeer ku soo celisay

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more