Culumaa suufiya ilaahey janada haka waraabiyo dadaalka ay sameeyeen mid aan u abaal gudi karno maaha. soomaalida waa dad ku faana 100% in ay muslimiin yihiin taasne ilaahey ka sukow sawabteeda waxaa iska culumadeena saalixiinta.
ilaahaow u naxariiso owliyadaada anaga naga yeel kuwii wadadooda raaca.
masha allah masha allah
415066s 1 year ago
Culumaa suufiya ilaahey janada haka waraabiyo dadaalka ay sameeyeen mid aan u abaal gudi karno maaha. soomaalida waa dad ku faana 100% in ay muslimiin yihiin taasne ilaahey ka sukow sawabteeda waxaa iska culumadeena saalixiinta.
ilaahaow u naxariiso owliyadaada anaga naga yeel kuwii wadadooda raaca.
wazeerka 1 year ago
Masha alaah ilaahay madaxiina ha raajiyo amiin.
quriya7 1 year ago
al shabaab ilahow naga qabo
li60m 1 year ago
masha allah cadowgiina hajabo qaadiriya
NURDIIN 2 years ago