Heestii Rigo
Top Comments
All Comments (28)
-
hadda calankiiba waa lagu ciyaaray midibao kale duwan iyo astaamo dano gaara oo fool xun ayaa lagu badashay. war waxaan doonto samerey lakiin calanka hanooga ciyaarin haddaad rabto dan gaar ahba. saaxiibayaal iyo walaalayaal haddaan talax tegay oo si qalad ah wax u qoray ha la cafiyo waan qiirooday. wabilaahi tawfiiq.
-
bal fiiri mahad magaandi iyo shacuubta kale ee la halmaala sida dhaqankooda ugu faanaan ay ugu labis taan . anaga mid xukun haya iyo mid kale oo ku labista lama arko jaakado iyo wax fool xun ayay isku jufaaayaan. war isku qurxiya hidihiina iyo dhaqankiina, alle ayaa calan qurxoon iyo hiddo qurxoon oo asluubeeysan idin siiyay.
-
Markaan arkay sida quruxda badan ay ugu labisteeyn dharkeeynii hiddaha iyo dhaqanka aan u lahayn iyo qalbkeynii guryaha waxaan xasuustay sida jiilkan cusub uusan u ogeeyn hodantinimada dhaqankeeyna
-
WOOOOO HIDDO IYO DHAQANKA SOOMAALIYEED, DHAANTO MACAAN IYO LABA FANAAN U DHAANTO KU RAAXEYSAN DULEEDKA.
-
WAY ISU QALMMAAN LABADAAN
-
real somali country side dance
-
lmaoooo this reminds me of staying the miiyi for one month :D
good memories Mansha'Allah.
-
man sha allah waa dhaqankeenii wacnaa.... illaahay madaxiina ha rajiyo, waadna ku ma hadsan tihiin sida waccan oo aad u muujiseen dhaqankeena..
waaaaaaaaaaaaaaaaaw waa dhaqan keenii dahab ka ahaa ala dhaqan keenu hodan sanaa oo qurux badanaa
Cabiira1 11 months ago 3
reeetmsnd misnm minin indinud waaaaaaaaaaaaaw naudyns
Qblogg 1 month ago