Cilmi & Caado - Qeybta 8aad

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
48,389
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Feb 5, 2009

Cilmi iyo Caado or Tradition Vs. Modernity by Robert Tyabji and Hobollada Waaberi - Waberi Troupe.

Dhibka bulsho oo ka dhasha loolanka dhaqankii hore iyo kan cusub. Fikradda sheekada waxaa leh Yuusuf Aadan Allaale. Waxaa soo saaray Salaad Yuusuf, Sooraan Nooriin, UNICEF Soomaaliya iyo TV-ga JDS.

The societal problems that arise when tratidional values clash with the changes of modernity. Story idea by Yusuf Adan Alale. Produced by Salad Yusuf, Soran Norin, UNICEF Somalia, SDR TV.

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • Binti Cumar Gacal is natural actor. thanks xasanBurhaan for your never ending entertaiment

  • WooooooooooooooW waxaas ayaa kaa ah riwaayad maasha allah ilahow fankii iyo dowladii inoo soo celiyey dhib intaa inooku egeey ilahow adigaa weeynoow waaxidaa dhib iyo rafaad wan maryeen ...Umada somaliyeeed guul iyo barwaaqo ayan urajeeeyna dhamaantiin soomali oo is raacdo ....Bal maxaa noo gababeeseen gaadiidkoo cudur ku xoodlo gurada ubadka uuga soo saaratay bal maxaa noo gababeeyseen !!!

see all

All Comments (10)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Riwaayadaan waxaa alifay , heeshaeedana Curiyay Abwaankii weynaa Yuusuf Aadan Allaale Allaha U naxariisto Laxanka iyo Miyuusigada waxaa si wada jir ah u seeyay AlMulaxan Lead Guitarist Maxamed Xuseen Faarax, Hanuuniye, Cabdullahi Cabdi Sabriye iyo Alfanaan Cabdi khadar Xasan Laare (Allaha U naxariistee), Lead guitar by Mohamed Husein Farah and the Band Leader as well.

  • c/khadar waan kanaaxaa markaan i love him deep in my heart ilaahow jandii kugee aamiin

  • kkkkkkkkkkkkkkkk_Dad kaa cilmi badan baa gubay _klkkkkkkkk jecliyaaaaa _akakakkaa

  • inaba caadi maaha, cabdi khadar xasan laari alla ha unaxariisto

  • c/khadar xasan laari waxuu ahaa AUN fanaan wayn ruwaayaduhuu ku soo caanbaxay waxaa kaidb ahaa ruwaayadii JACAYL BOOB UUMA BAAHNA fakradii abwaankii waynaa c/qadir cali cigaal, waxaa ruwaayadaas ka mid ahaa fanaanada jilaya MAAXAMED SULEEBAAN x,KHALIF MAGOL IYO HIBA NUURA OO ISAGA LAJILAYSA QAYBTA LABAAD EE RUWAAYADA waxuu kaloo jilay markuu mahbarka ka soo noqday c/khadar ruwaayadii NASIIBKA QOFKA oo uu ahaa actorka koobaad THNAKS BRO XASAN BURHAAN YOU ALWAYS keep it up avery great video

  • Video-gan innaba caadi ma aha, micnaha waa heersare!!!

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more