walaalayaal arrinkaan diintu maxay kaqabtaa ma iswaydiiseen? walaalayaal, arrintaan waa xaaraan waayo suubanuhu wuxuu yiri: وعن أنس أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : { لا عقر في الإسلام } رواه أحمد وأبو داود وقال : قال عبد الرزاق : كانوا يعقرون عند القبر بقرة أو شاة في الجاهلية
dadkeenii dhibaatada haysata waxaa kamid ah inaysan wax aqrin, wadaadadii suufiyada ahaa oo ciddu wax kamaqlaysayna kutubtii meeshay rabaanna way sheegaan meeshay rabaanna way katagaan, marka walaalayaal hasoo boodinina markaad warkaan aragtaane wax soo baara,
1433omar 1 month ago in playlist Uploaded videos
wuxuu yiri sheekhu: qabri in xoolo lagu dul-gawraco waa (madmuum) wax foolxun oo laxaaraantinimeeyay,
1433omar 1 month ago
xadiithkaas waxaa wariyay imaam abuu-daawuud, waxaa sicad ugu fasiray sheekh nawaawi oo ah sheekha minhaajka leh waana hadalkiisii:
قال إمام الشافعية -الإمام النووي - في (المجموع) (5 / 320): (وأما الذبح والعقر عند القبر فمذموم لحديث أنس هذا، رواه أبو داود والترمذي وقال: حسن صحيج).