Waa sir culus oo ka fakatay beesha Habar Jeclo, gaar Gobolka Sanaag, Magaalada Ceerigaabo.
Sida la wada ogyahay Degaanka Magaalo madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo waxa ka dhacay Colaad iyo isku dhac ay beelaha wada degaa Mandiqaddaasi iskaga hor yimaadeen Colaad waranka la dhiigeeyay, taasoo allaakhirkii laysu itaal sheegtay laysna muquuniyay.
Dirirtaa ka dhacdat geyigaa qaaliga ah ee Ceeri wuxuu dhaliyay in 1994-kii ay Beesha HY ay kaga saxeexdo Beelihii kale ee la deganaa halkaa inay Magaalada ceerigaabo ka munaafacsan karaan, ka ceeshi karaan kuna noolaan karaan balse aanay cidna kala arimin maamulka magaaladda nimanka HY ee aqlabiyada ku leh magaaladda iyo nawaaxigeeda, heshiiskaa oo loo wada dhamaa waxa ka mid ah beelihii saxeexa ku duugay inay magan edeb leh ku ahaadaan magaaladda ceerigaabo:
Ugaas Labe, Daal jire, Warsangeli, Jibraahiil, Dhulbahante, Gahayle iyo Habar jeclo(Muuse Abokor).
waa la i ciilay dheh, loool
SuperNasteexo 6 days ago
siil bakhti
dodo6788 1 month ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war mala maha haber jeclo dadkan
dodo6788 1 month ago
Wax Jira Maaha Waxaan Kasaar Dadka Ha isk Dirin sxb QABYAAALAD WAX JIRA MAAHA ilah ka cabso kasaar videogan habraha aad sheegeedaan wax jira maaha dhamaaan......fuck all QABIIL
muhalhil1 2 months ago