http://www.heegantv.com/ Asayda waa heesta magacadeeda. Waxa sameeyey isla markaasna ku luqeenayaa Abwaanka/Fanaanka Hussein Shire Jamac. Heestaan waxaa loo sameeyey kadib markii ay soo baxeyn gabdho Somaliyeed oo Asay u saaranayaa Dalkooda sidii Nabad looga heli laha ama baraarujinta Somalida kale si ay uga qeyb qaatan dajinta SOMALIA.
waawa nice song abti ,
somalinson 4 months ago
@haadi25 ....Waryaa waad bugtaa ee illaah haku daaweeyo , muxuu yahay waxaan qabiilku lafaha ka galay , dhibaato hadii ay joogsaneso miyaa hor istaagi kartaa, mise siyaad bare ayaad qabiil ku difaacee, muxuu yahay goofkaan , shekada miyaad rabtaa inaad qabiil ubadasho , wax waxyaho naga aamus waad bugtaaye kuma dawenkarno'e .
almuhamadi1 4 months ago
amiinu muuse waheliya waad ogsoon tahay waxa dhibatadaan bilaabay waxaa ka kow ahaa abaa ahaa oo kadanbeeyey in lagasaaro siyaad bare iyo qabiilka kiisa siyaad bare halasaaro ma xuma lakiin maxaa lagu badalay qabiil inlaxasuusqo waxaay naqotay inadiga iyo abaaha iyo cidiina lasoo qaxiyo cayddidka waxalawaday laguna dilay , dhibaatadana cidiina kadanbeeysay marka majoogsanayso dhibataadana adinkaana as asay
haadi25 4 months ago
xuseen shire iyo amino walaaahi ooyin ayay iga keeneen , war somaliyeed kaca oo iska qabta dadka idinku tacadinayo , illaahow noo gargaaar , walaahi waa xaal murugo leh .
almuhamadi1 4 months ago
allahyow musuq maasuqa ka saar soomaalia insaafi ah soosaar oo garanaysa soomaalinimada waxay tahay
amranelmi 5 months ago
allahayow waxa soomaalliya damiir ka iyo dadnimadii ka qaaday waa qabiill ee ka dhex qaad walee inta qabiil aad aamin san tihiin dadnimo xumo lagama baxo taariikhda aduun kana qayweyn ayaan ka galnay b/c of ilaahay baa dadnimadii ka qaaday
amranelmi 5 months ago
maskiin momada aya iga oysiyeee walahi waa waxa la la qiirado lkn see anaga aya isku keeney dhibkaas iyo xeerkaas ilahay waxan ugu bariyana somalia inay nabad noqoto rag somaliyeed ilahay qaloobtooda ha isku fuuro qabiilka ha kasaaro coz iga oo nool ba hadan dhinteen meel walbo aduunka la la yabanhaya taas waxa ka daran dhibka aan ku qabno iyo culol xumada anag uunba is badney dhibkaa qof na baday ma jiro taas aya nasiib xumo ah ilaha nabad iyo cuqduda ha ka saaro umda somaliyeyd
Rahiimarun 9 months ago
OH that is really sad......:(:(
farha2010 9 months ago
sorry amina mama wlhi ilmaa naga keentay
Philanipboy 10 months ago
really made me cry..........peace ...
nololwacan 1 year ago