XILAHEEYGA C/QAADIR MACALIN CUMAR (JUBBA)
Top Comments
All Comments (53)
-
XILAHAGII NOQOTOO XUSHMAAN KUU HAYA. FANAANKA FANAANIINTA JUBBA WAA FANAAN SOO BAXAY WAKHTI DOWLADEED WAKHTIGAAS MARDHOW INSHAALLAH WUU SOO NOQON SOMALIYA AYAA LOO NOQON JUBBANA WUXUU KA TUMI DOONAA SOMALIYA OO DOWLAD AH IYO XAMARCADEEY, INSHAALLAH.
-
Hees galmudug
-
Xaruntii jaceylka iyo xamarbey ku dhalatoo....... Yaasalaaaaaaam.
VIVA JUBBA , waan fanaan jira .
-
fanaanka caanka jubba beryahan dambe maxaa dhacay away heesihi murtidida laaha saxib mise burburki ayay raceen i mean beryahan dambe tonki aad ka heesi jirtay inaad hoos uga dhacday ayaad mooda anyway well done ilahay haku soo hadeeyo bro aduunka waa laga socdaa qabri iyo qiyaama dambeeye peace and love
-
xamar bee ku dhalatee xuuralcayn,, caleyk caleyk,,
-
Aniga halkaan waxaan ku cadeenayaa Jubba iyo kooxdiisa fanankaan xushmeen wayn ayaan u hayaa walaalayaal soo dhawaada dadka rabo in meesha lamuujiiyo mid nimo waxaan u jeedaa, OO aan filgareeyay karaa in ay wili dhamaan is burcaadeeeskii walaalayaal waan is baran doonaa, waa waxa wadanka dib udhigay. waxaan leeyahay JOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOJ
I. aniga wan ku fiirin Qofkaas waan ku jeedaah.Somali heesaha wada sin. -
Damn i love ninkan,, he is looking good and he sings like this,, he melts my heart,, am officially in love with him,,,,
-
Aad ayaan ugu farxay hees tan walaal aad ayaad Cod macaan tahay jubba mahad sanid maskaxdaada wanagsan iyo jacaylka moqodishow aan la iloobi karin welijeeg hee sahaga waan dhageysan jiray , mahad sanid.
-
waxaas ayaa ladhahaa hees
xamar beey kudhalatoo,wow afkaaga caano lagu qabay jubba,thanks ceelbuurnet for post,
liibaan998 3 years ago 10
Nice Video , Nice Song , Nice Voice from the best singer Jubba .
Viva Jubba u ar the best singer ever and the hard work u doing
somaliguy10 3 years ago 8